Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dagaal Iyo Duqeyn Ka Dhacday Gobalka Shabeelada Hoose.
  • Allposts
  • Warar

Dagaal Iyo Duqeyn Ka Dhacday Gobalka Shabeelada Hoose.

February 4, 2018

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin gaar ahaan Guutada Madaafiicda waxey saaka aroortii Tiro Madaafiic ah ku garaaceen saldhiga ciidamada Kufaarta Afrikaanta ay ka sameysteen deegaanka Danow ee duleedka degmada Qoryooley.

Jugta Madaafiicda waxaa si aad ah looga maqlayay deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobalka Shabeelada hoose,waxeyna Ilo wareedyo xaqiijiyeen in Madaafiicda ay ku dhaceen Saldhiga taasi oo muujineyso iney jirto khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo askarta Shisheeyaha kasoo gaartay duqeyntaasi.

Dhanka kale Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxey weerar qorsheysan ku qaadeen saldhiga shisheeyaha ee deegaanka Numbar-60 ee gobalka Shabeelada hoose,dagaalkan waxaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Labadan Weerar ayaa kusoo aadaya xilli sidoo kale Saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay cagta mariyeen Isbaaro maleeshiyaatka dowlada ay dhigteen Tuulada Dal-biyaango oo u dhaw deegaanka Danow ee duleedka degmada Qoryooley taasi oo aheed isbaaro maleeshiyaatka Murtadiinta ay si aad ah ugu dhibaateen  jireen dadka iyo gaadiidka Safarka ah.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Akhriso Mujaahidiinta Al-qaacidah Ee Bilaadul Magribil Islam Oo Ka Hadlay Itish-haadka Sheekh Abuu Rawaaxah.
Next: Video: Faarax Macallin Oo Jawaasiis Dabadhilifyo Ah Ku Tilmaamay Hoggaamiyaasha Maamul Goboleedyada In La Dilana Ku Baaqay.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-03-1448-Hijri

August 18, 2026
Ku Dhawaad 20 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Qaraxyo Ka Dhacay Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Qaraxyo Ka Dhacay Muqdisho.

August 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-03-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-03-1448 Hijri.

August 18, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada