Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso+Akhriso Imisa Weerar Ayey Mujaahidiinta Dhaalibaan Fuliyeen Bishii Lasoo Dhaafay?.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso+Akhriso Imisa Weerar Ayey Mujaahidiinta Dhaalibaan Fuliyeen Bishii Lasoo Dhaafay?.

February 4, 2018

Warbixin qoraal ah oo ay soo saartay Imaarada Islaamiga Afghanistan ayna baahisay Warbaahinta Imaarada ayaa lagu soo bandhigay Holwgaladii Bishii lasoo dhaafay ay fuliyeen ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan iyo khasaaraha Nafeet iyo midka hantiyadeed ee ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka iyo kuwa maamulka daba dhilifka Kaabul lagu gaarsiiyay howlgaladaasi.

Qoraalka ayaa lagu xusay in Soddonkii Maalmood ee lasoo dhaafay ciidamada Mujaahidiinta ay fuliyeen howlgalo gaaraya(853) Sideed Boqol Konton iyo Saddex weerar kuwaasi oo Lix ka mid ah ay ahaayeen Camaliyaat Istish-haadiyo ah.

Dhanka Saliibiyiinta Mareykanka waxaa weeraradaasi looga dilay (39) Soddon iyo Sagaal isugu jirta Saraakiil iyo askar American ah,waxaana looga dhaawacay(18)Sideed iyo Toban askari oo American ah.

Dhanka maamulka daba dhilifka Kaabul waxaa howlgaladii bishii lasoo dhaafay looga dilay(1885) Kun Sideed Boqol Sideetan Iyo Shan isugu jirta saraakiil iyo askar ka tirsan maamulka daba dhilifka Kaabul.

Sidoo kale howlgaladaasi waxaa maamulka Ridada Kaabul looga dhaawacay(1257) Kun Labo Boqol Konton Iyo Todobo isugu jirta saraakiil iyo askarta maamulkaasi daba dhilifka ah.
Dhanka Gaadiidka waxey ciidamada Mujaahidiinta Howlgaladaasi ku gubeen(354) Saddex Boqol Konton iyo Afar noocyada kala duwan ee gaadiidka dagaalka ah kuwaasi oo isugu jira gaadiid ay lahaayeen ciidamada Saliibiiyiinta Mareykanka iyo kuwa maamulka daba dhilifka Kaabul.

Dhanka Ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka ee duulaanka ku jooga dalka Afghanistan waxaa howlgaladaasi looga soo riday Labo Diyaaradood oo kala ah noocyada Basaaska Duuliye la’aanta ah iyo noocyada Elecobtarka ah.

Tirikoobkan cusub ee ay soo saartay Imaarada Islaamiga Afghnistan ayaa kusoo aadaya xilli dhawaan dowlada Saliibiyadda Mareykanka ay shaacisay in Tirada ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ay aad usii korotay islamarkaana gaartay(60,000) Lixdan Kun oo askari oo Mujaahidiin ah.

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Tirakoobka.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaal Shisheeyaha Gaari Looga Gubay Oo Ka Dhacay Sh/hoose.
Next: Sarkaal Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha Ee Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.

June 17, 2026
Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.
  • Allposts
  • Warar

Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada