Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Lala Beegsaday Maleeshiyaatka Xuuthiyiinta Oo Ka Dhacay Konfurta Dalka Yemen.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Lala Beegsaday Maleeshiyaatka Xuuthiyiinta Oo Ka Dhacay Konfurta Dalka Yemen.

February 6, 2018

Wararka ka imaanaya dalka Yemen waxey sheegayaan in qeybo ka mid ah dalkaasi ay ka dhaceen weerar kala duwan oo khasaara xoogan lagu gaarsiiyay maleeshiyaatka Xuuthiyiinta.

Saddex  Weerar oo loo adeegsaday qaraxyo iyo dagaal waxey ka wada dhaceen Deegaano ka kala tirsan Wilaayaatka  Al-beydhaa iyo Ar-raddaac  ee Konfurta dalka Yemen.

Weerarka Kowaad oo qarax Miino ahaa waxaa lala beegsaday gaari Cabdi Bile ah oo ay la socdeen maleeshiyaat ka tirsan kuwa Xuuthiyiinta kaasi oo dhaliyay khasara xoogan.

Miinada ayaa gabi ahaan burburisay gaariga Cabdi Bilaha sidoo kale qaraxa waxaa baqti iyo dhaawac ku noqday maleeshiyaatkii Xuuthiyiinta ee la socday gaarigaasi qaraxa lagu burburiyay.

Weerarka Labaad oo ka dhacay isla Mandiqadda Al-xamraa waxaa isagana loo adeegsaday Qarax Miino taasi oo haleeshay Mooto ay la socdeen tiro Xuuthiyiin ah,iyadoona qaraxaasi uu isla baabi’iyay Mootadii iyo maleeshiyaatkii Shiicada Xuuthiyiinta ee la socotay.

Weerarka Saddex-aad oo ahaa mid dagaal toos ah waxaa lagu qaaday saldhig maleeshiyaatka Xuuthiyiinta ay ka sameysteen Mandiqada Al-qeyfah oo ka tirsan Wilaayada Ar-radaac ee dhanka Konfur Bari dalka Yemen.

Dagaalkan oo muddo socday waxaa la isku adeegsaday hubka noocyada kala duwan,iyadoona ugu dambeyntii maleeshiyaatka Xuuthiyiinta lagala wareegay gacan ku heynta saldhigaasi.

Sidoo kale Maleeshiyaatka Cadowga ah ee Xuuthiyiinta ayaa dagaalkan waxaa lagu gaarsiiyay khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed wallow si rasmi ah aan wali loo xaqiijin tirada Xuuthiyiinta looga dilay dagaalkaasi.

Weeraradan qaraxyada iyo dagaalka ah ee ka kala dhacay Wilaayaatka Al-beydhaa iyo Ar-raddaac waxaa Mas’uuliyadooda sheegtay Mujaahidiinta Ansaaru Shareecah oo ah Mujaahidiin taabacsan Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Jaziiratul Carab.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Wararkii Ugu Dambeeyay Doon Ku Degtay Meel U Dhow Dekedda Boosaaso.
Next: Dowladda Holland Oo Xiriirka Ujartay Dowladda Turkiga.

Related Stories

Duqeyn Lagu Beegsaday Kooxo Gacanta Ku Haya Markab Turkigu Leeyahay.
  • Allposts
  • Warar

Duqeyn Lagu Beegsaday Kooxo Gacanta Ku Haya Markab Turkigu Leeyahay.

August 19, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-03-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-03-1448-Hijri.

August 19, 2026
Qaraxyo Maleeshiyada Gurguurte Lagula Eegtay Gudaha Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Qaraxyo Maleeshiyada Gurguurte Lagula Eegtay Gudaha Muqdisho.

August 19, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada