Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Askar Ka Tirsan Maamulka Farmaajo Oo Diriray.
  • Allposts
  • Warar

Askar Ka Tirsan Maamulka Farmaajo Oo Diriray.

February 8, 2018
Somali government forces engage in heavy fighting with hard-line Islamic rebels in northern Mogadishu’s yaqshiid neighborhood Saturday, July 11, 2009. A foreign fighter and a top government security official are among 16 people killed in Saturday’s fighting between U.N.-backed government forces and Islamist insurgents in the north of the capital, a Somali official said. (AP Photo)

Agagaarka Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay iska hor’imaad xoogan oo dhexmaray Maleeshiyaat ka wada tirsan dowlada Ridada,iyadoona iska hor’imaadkan uu sababay khasaara ay is gaarsiiyeen maleeshiyaatka dowlada.

Iska hor’imaadka ayaa yimid kadib markii maleeshiyaat ka tirsan kuwa Milatariga ay isku dayeen iney hubka ka dhigaan tiro ka tirsan maleeshiyaatka dowlada ee Ilaalada ka ah xarunta Wazaarada Hidaha iyo Tacliinta maamulka Farmaajo,iyadoona maleeshiyaatka ilaalada ka ah xaruntaasi ay diideen iney hubka dhigaan waxeyna taasi sababtay iska hor’imaad halkaasi ku dhexmaro maleeshiyaatka Murtadiinta.

Si rasmi ah looma xaqiijin tirada maleeshiyaatka dowlad ay isaga dileen iyo tirada ay isaga dhaawaceen iska hor’imaadkan ku dhexmaray agagaarka isgoyska Zoobe ee magaaladan Muqdisho.

Iska hor’imaadkan dhexmaray maleeshiyaatka dowlada Ridada ayaa kusoo aadaya xilli maanta Farmaajo uu u dabaal dagayo Sanad guuradiisii Kowaad ee markii loo doortay madaxweynaha Kooxda Ridada.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Mogadishu’ Somalia.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Shabaabul Mujaahidiin Oo Hishiisiiyay Beelaha Abgaal Iyo Xawaadle.
Next: Mareykanka Oo 100 Askari Ka Dilay Nidaamka Bishaar Al-Asad Kadib Weerar Ka Dhacay Suuriya.

Related Stories

Duqeyn Lagu Beegsaday Kooxo Gacanta Ku Haya Markab Turkigu Leeyahay.
  • Allposts
  • Warar

Duqeyn Lagu Beegsaday Kooxo Gacanta Ku Haya Markab Turkigu Leeyahay.

August 19, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-03-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-03-1448-Hijri.

August 19, 2026
Qaraxyo Maleeshiyada Gurguurte Lagula Eegtay Gudaha Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Qaraxyo Maleeshiyada Gurguurte Lagula Eegtay Gudaha Muqdisho.

August 19, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada