Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mareykanka Oo 100 Askari Ka Dilay Nidaamka Bishaar Al-Asad Kadib Weerar Ka Dhacay Suuriya.
  • Allposts
  • Warar

Mareykanka Oo 100 Askari Ka Dilay Nidaamka Bishaar Al-Asad Kadib Weerar Ka Dhacay Suuriya.

February 8, 2018

Khasaara lixaad leh ayaa ciidamada Nidaamka Bishaar Al-asad kasoo gaaray weerar xagga cirka ah oo diyaaradaha dagaalka Mareykanka ay ka fuliyeen Bariga wadanka Suuriya.

Wararka ka imaanaya gobolka Deyruzuur ayaa sheegaya in melleteriga Mareykanka ay weerar ku qaadeen ciidamo katirsan dowladda Suuriya xilli ay isku dayayeen in ay weerar ku qaadeen maleeshiyaadka Kurdiyiinta SDF.

Mas’uul Mareykan ah oo diiday in magaciisa lasoo xigto ayaa wakaaladda wararka Reuters u xaqiijiyay in ay dileen 100 askari oo Suuriyaan ah kadib markii ay isku dayeen in ay weeraraan xarumo Maleeshiyaadka Kurdiyiinta ay ku lahaayeen Bariga gobolka Deyruzuur.

Mareykanka ayaa weerarkan ku tilmaamay difaacu nafsi wuxuuna ku faanay in si adag oo awood leh ay u difaaceen xulufadooda dhulka.

Wararka ayaa intaas ku daraya in Maalintii arbacada ee shalay ay ciidamo gaaraya 500 oo askari ay udhaqaaqeen degmooyin katirsan gobolka Deyruzuur halkaas oo ay maamulaan maleeshiyaad Mareykanku tababaray waxayna ciidamadaas wateen gaadiid gaashaaman, madaafiicda goobta iyo hub casri ah balse waxay weerar cirka iyo dhulka ah kala kulmeen ciidamada Mareykanka.

Weerarkan lagu laayay ciidamada Bishaar Al-asad ayaa larumeysanyahay in uu farriin adag u yahay dowladda Turkiga oo dagaal kula jirto maleeshiyaadka Kurdiyiinta wakiillada Mareykanka ee Mandiqadda.

Dowladda Mareykanka ayaa 11 saldhig oo waaweyn ku leh waqooyiga iyo Bariga Suuriya waxayna taageero hagar la’aaneed siisaa Maleeshiyaadka Kurdiyiinta oo ay ka dhigatay ciidamadeeda dhulka waxaana muuqata in difaacidda Maleeshiyaadkan uu Mareykanku wax walba ku bixinayo, illaa iyo hadda wax jawaab ah kamasoo bixin dowladda Ruushka oo isbaheysi la ah Nidaamka Bishaar Al-asad.

Waa Ciidamadii ugu badnaa ee Mareykanku ka dilo Nidaamka Bishaar Al-asad oo ay wadaag ku ahaayeen xasuuqa dadka shacabka ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askar Ka Tirsan Maamulka Farmaajo Oo Diriray.
Next: Qarax Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Baydhabo.

Related Stories

Axmed Madoobe Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Gurguurte Iyo Kooxdiisa.
  • Allposts
  • Warar

Axmed Madoobe Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Gurguurte Iyo Kooxdiisa.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Muxarram-1447-Hijri

June 17, 2026
Mujaahidiinta Oo Duqeeyay Saldhig Ciidan Oo Kuyaal Buulo-mareer.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Duqeeyay Saldhig Ciidan Oo Kuyaal Buulo-mareer.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada