Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaalada Dalka Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaalada Dalka Itoobiya.

February 18, 2018

Wasiirka difaaca Dowladda Itoobiya ayaa shir Jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Addis Ababa ku sheegay in xaaladda degdegga ah ee wadanka Itoobiya lagusoo rogay Jimcihii lasoo dhaafay uu dhaqan galay islamarkaana uu socan doono 6 bilood oo xiriir ah.

Siraj Fegessa oo ah wasiirka G/dhigga ayaa wariyaasha u sheegay in aan la aqbali karin dalabaadkii ka imaanayay Mucaaradka oo ahaa in ladhiso dowlad KMG ah wuxuuna sheegay in dhammaan hay’adaha dowladda ay si caadi ah u shaqeyn doonaan.

Kooxaha Mucaaradka ayuu ugu goodiyay in tallaab adag laga qaadi doono islamarkaana ciidamada Booliska awood loosiiyay in ay qaban karaan ama joojin karaan cid walba oo looga shakiyo in ay abaabulayso dibad bax ka dhan ah dowladda.

“Wadanku xaalad degdeg ah ayuu galay muddo lix bilood ah, golaha baarlamaanka ayaana ansixin doona muddo 15 maalmood gudahood ah, ciidamada melleteriga iyo kuwa ammaanka waxaa awood loo siiyay in ay qaban karaan cid walba oo laga shakiyo iyagoo aan cidna fasax weydiisan” ayuu yiri wasiirka difaaca Itoobiya.

Dolwadda Xabashida Itoobiya ayaa cagta saartay dhabbihii qaras ka xoornimada ee awoodda u adeegsanayay dadka kacdoonka shacbiga ah wada waxayna isticmaalaysaa siyaasad lamid ah middii ay qaadatay sanaddii 2016 oo ahaa daminta kacdoonka iyadoo aan wax isbedel ah sameyn.

Khamiistii lasoo dhaafay ayuu iscasilaad ku dhawaaqay R/wasaarihii wadanka Hailemariam Desalegne kadibna xisbiga talada haya ayaa aqbalay iscasilaadda ka timid R/wasaaraha, baarlamaanka Itoobiya ayaa lafilayaa in laba bilood gudahood uu R/wasaare cusub kusoo magacaabo.

Khilaaf daran ayaa la sheegay in uu ka dhax jiro xisbiga talada haya kaas oo wadanka maamulayay lagasoo bilaabo sanaddii 1991-dii xilligaas oo lariday Nidaamkii Mangiste.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Dalka Al-jazaa’ir.
Next: Muslimiinta Mombasa Oo Kasoo Hor Jeestay Xukun Lagu Riday Haweeney Muslimad Ah.

Related Stories

Axmed Madoobe Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Gurguurte Iyo Kooxdiisa.
  • Allposts
  • Warar

Axmed Madoobe Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Gurguurte Iyo Kooxdiisa.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Muxarram-1447-Hijri

June 17, 2026
Mujaahidiinta Oo Duqeeyay Saldhig Ciidan Oo Kuyaal Buulo-mareer.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Duqeeyay Saldhig Ciidan Oo Kuyaal Buulo-mareer.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada