Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Ganacsatada Muqdisho oo Sheegay Inuu Fashilmay Wadahadal U Socday Iyaga Iyo Wasaaradda Maaliyadda.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Ganacsatada Muqdisho oo Sheegay Inuu Fashilmay Wadahadal U Socday Iyaga Iyo Wasaaradda Maaliyadda.

February 28, 2018

Ganacsatada magaalada Muqdisho oo maalmihii lasoo dhaafay wajahayay culeys adag oo ay kala kulmayeen DF ayaa sheegay inaaney wax natiijo ah kasoo bixin wada hadal u socday iyaga iyo wasiirka Maaliyadda.

Shir jaraa’id oo ay ku qabteen gobolka Banaadir ayaa waxa ay ku sheegeen in wasiirka Maaliyadda uu ku adkeystay go’aankiisii ahaa in tujaartu bixiyaan canshuurta xad dhaafka ah.

Ummada Soomaaliyeed ayaa waxay u cadeeyeen in la isku mari waayay shirka islamarkaana wasiirka maaliyadda uu diiday in loo dhimriyo bulshada tabaaleysan ee magaalada Muqdisho iyo ganacsatada ku shaqeysa duruufaha adag ee ay tartanka kula jiraan shirkadaha ajaanibta ah.

Ganacsatada ayaa waxay ku calaacaleen in ay mar walba wax ka qabtaan adeegga bulshada iyo dhismaha wadooyinka islamarkaana aaney mudnayn sida ay dowladdu ula dhaqmeyso.

Ugu dambeyntii waxay u cawdeen madaxda DF oo iyagu ah kuwa ka dambeeya istaraatiijiyadda lagu cuuryaaminayo ganacsiga Soomaalida oo ah isha kaliya ee ay dadku ku noolaayeen.

Wasiirka maaliyadda ayaa horey ganacsatada ugu hanjabay in haddii ay bixin waayaan canshuurta dheeraadka ah loo diidi doono dekedda Muqdisho, taa badalkeedana ay ku qasbanaan doonaan iney aadaan dekedda magaalada Kismaayo oo masaafo badan u jirta magaalada Muqdisho.

Halkan Ka Degso Ganacsatada gobolka Banaadir

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Saldhiga Ciidamada Itoobiya Oo La Duqeeyay.
Next: Weerar Ka Dhacay Gobalka Gedo Oo Lagu Dilay Inka Badan Labaatan Askari Oo Kenyaati Ah.

Related Stories

Gurguurte Oo Ku Goodiyay Inuu Hub Ka Dhigis Ku Sameyn Doono Siyaasiyiinta Mucaaradka.
  • Allposts
  • Warar

Gurguurte Oo Ku Goodiyay Inuu Hub Ka Dhigis Ku Sameyn Doono Siyaasiyiinta Mucaaradka.

August 20, 2026
Mucaaradka Oo Gurguurte Ku Eedeeyay Barakicinta Nus Malyuun Qof Oo Shacab Ah.
  • Allposts
  • Warar

Mucaaradka Oo Gurguurte Ku Eedeeyay Barakicinta Nus Malyuun Qof Oo Shacab Ah.

August 19, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-03-1448-Hijri

August 19, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada