Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Ka Dhacay Gobalka Gedo Oo Lagu Dilay Inka Badan Labaatan Askari Oo Kenyaati Ah.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Ka Dhacay Gobalka Gedo Oo Lagu Dilay Inka Badan Labaatan Askari Oo Kenyaati Ah.

February 28, 2018

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo shalay ka dhacay deegaan katirsan gobolka Gedo ee dhaca Koonfur galbeed dalka Soomaaliya.

War kasoo baxay xarakada Al Shabaab ayaa lagu sheegay in ugu yaraan 20 askari lagu dilay weerar dhabbagal ahaa oo kolonyo katirsan ciidamada Kenya shalay lagula eegtay duleedka deegaanka Faxfaxdhuun.

“Dagaalkii shalay Gedo ka dhacay waxaa lagu gubay seddax baabuur,laba Taaw ah iyo mid Mutabiish ah waxaana lagu dilay 22 Askari Kenyaan ah hub farabadan waa lagu qaniimeystay” ayaa lagu yiri war kooban oo Al Shabaab kasoo baxay.

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay waxay sheegayaan in diyaarado dagaal oo ay leedahay dowladda Kenya ay kusoo degeen goobta dagaalka halkaas oo ay ka daad gureeyeen Meydad iyo dhaawacyo .

Weerarka ayaa shalay gelinkii hore qabsaday ciidamo Kenyaan ah oo saad kasoo gelbiyay gudaha wadankooda waxayna kusii jeedeen dhanka tuulada Faxfaxdhuun oo saldhig melleteri ay ku leeyihiin.

illaa iyo hadda wax war ah kamasoo bixin dhanka dowladda Kenya oo ku aaddan khasaaraha lixaadka leh ee Al Shabaab ku gaarsiisay dagaalkii ka dhacay inta u dhaxaysa Faxfaxdhuun iyo Girileey.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Ganacsatada Muqdisho oo Sheegay Inuu Fashilmay Wadahadal U Socday Iyaga Iyo Wasaaradda Maaliyadda.
Next: Weerar Gaari Dagaal Looga Gubay Ciidamada Mareykanka.

Related Stories

Gurguurte Oo Ku Goodiyay Inuu Hub Ka Dhigis Ku Sameyn Doono Siyaasiyiinta Mucaaradka.
  • Allposts
  • Warar

Gurguurte Oo Ku Goodiyay Inuu Hub Ka Dhigis Ku Sameyn Doono Siyaasiyiinta Mucaaradka.

August 20, 2026
Mucaaradka Oo Gurguurte Ku Eedeeyay Barakicinta Nus Malyuun Qof Oo Shacab Ah.
  • Allposts
  • Warar

Mucaaradka Oo Gurguurte Ku Eedeeyay Barakicinta Nus Malyuun Qof Oo Shacab Ah.

August 19, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-03-1448-Hijri

August 19, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada