Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • AMISOM Oo Oo Ka Cabsi Qabto Weeraro Culus Oo Uga Yimaada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
  • Allposts
  • Warar

AMISOM Oo Oo Ka Cabsi Qabto Weeraro Culus Oo Uga Yimaada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

March 8, 2018

Taliska ciidamada shisheeyaha ee AMISOM ee duulaanka gardarada ah ku jooga Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday iney ka cabsi qabaan weeraro culus oo ay soo qaadaan Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Afhayeenka ciidamada Shisheeye ee AMISOM ninka lagu magacaabo Lieutenant Colonel Wilson Rono oo la hadlay Idaacadda ku hadasha afka Maraykanka ayaa walaac ka muujiyay in  ciidamada Mujaahidiinta ay soo qaadana weeraro waaweyn oo lamid ah kii dhawaan ciidamada Burundi ku qabsaday duleedka degmada Balcad, kaas oo lagu dilay 23 askari oo kamid ah ciidamadaas, loogana qabsaday 17 gaari oo noocyada dagaalka ah.

Rono Afhayeenka Ciidamada Shisheeyaha ayaa sheegay in ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay adeegsadaan dagaalka jabhadeynta oo ah dagaal adag, wuxuuna rajo xumo ka muujiyay qorshe ay ku doonayaan iney isugu furaan magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo, oo deegaannada u  dhexeeya inta badan ay maamusho Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Rono wuxuu dhanka kale shaaciyay tirada ciidamada Burundi looga dilay kamiinkii Jimcihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka Balcad, isagoona aad uga been sheegay, waxaana xitaa uu khilaafay tirada dowladda Burundi ay qirtay in looga dilay dagaalkaas.

“Waxaan dagaalkii Jimcihii ku weynay oo nooga dhintay 3 askari, 6 askari oo kamid ahna dhaawacyo ayaa soo gaaray, waxayna hadda joogaan Muqdisho” ayuu yiri Afhayeenka Ciidamada Shisheeyaha Lieutenant Colonel Wilson Rono mar uu la hadlayay Idaacadda Codka Maraykanka.

Dowladda Burundi ayaa maalin kadib weerarka ay la kulmeen ciidamadeeda waxay shaacisay in laga dilay 5 askari, Afhayeenka Amisom-na 2 ayuu dhimay, balse Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo runta looga bartay ayaa shaacisay in dagaalkaas ay ku dishey 23 askari oo Burundi ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Wasiiru-Dowle ka tirsan Koonfur Galbeed iyo saraakiil kale oo qarax lagu dilay.
Next: Duqeyn Lagu Dilay Askar American Ah.

Related Stories

Dhagayso Andalus Podcast: Waa Kuwee Cuntooyinka U Wanaagsan Caafimaadka Iyo Kuwa U Daran?.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Waa Kuwee Cuntooyinka U Wanaagsan Caafimaadka Iyo Kuwa U Daran?.

August 20, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-03-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-03-1448-Hijri.

August 20, 2026
Gurguurte Oo Ku Goodiyay Inuu Hub Ka Dhigis Ku Sameyn Doono Siyaasiyiinta Mucaaradka.
  • Allposts
  • Warar

Gurguurte Oo Ku Goodiyay Inuu Hub Ka Dhigis Ku Sameyn Doono Siyaasiyiinta Mucaaradka.

August 20, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada