Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Ka Kala Dhacay Gobalada Gedo Iyo Shabeelada Hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Ka Kala Dhacay Gobalada Gedo Iyo Shabeelada Hoose.

March 12, 2018

Wararka ka imaanaya gobalka Gedo waxey sheegayaan in habeenkii xalay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin weerar Madaafiic ah ku qaadeen mid ka mid ah saldhigyada ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya ay ka sameysteen gobalkaasi.

Weerarkan duqeynta ah waxaa lagu qaaday saldhiga Kufaarta Xabashida Itoobiya ay ka sameysteen degmada Garbahaarey oo ka mid ah goobaha Xabashida Itoobiya duulaanka kaga sugantahay gobalka Gedo.

Wararkii ugu dambeeyay waxey sheegayaan in Madaafiicd ay ku dhaceen gudaha saldhiga waxeyna taasi muujineysaa in askarta Xabashida khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed lagu gaarsiiyay duqeyntaasi.

Dhanka kale ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga ciidamada Kufaarta Uganda ay ka sameysteen deegaanka Ambareeso oo ah deegaan hoostaga degmada Baraawe ee gobalka Shabeelada hoose,waxaa deegaankaasi ka dhacay dagaal muddo socday oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Dagaaladan ayaa kusoo aadaya xilli Habeen hore ciidamada Shabaabul Mujaahdiin weerar culus ay ku qaadeen saldhiga ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya ee saldhiga degmada Baardheere ee gobalka Gedo.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sawirro: Meydadka Shacabka Suuriya Oo Fursad Lagu Aaso Lala’yahay Iyo Xasuuqa Oo Sii Socda.
Next: Qarax Gaari Looga Gubay Ciidamada Xabashida Itoobiya.

Related Stories

Markab Shidaal Oo Lagu Qabsaday Gacanka Cadmeed Loona Leexiyey Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Markab Shidaal Oo Lagu Qabsaday Gacanka Cadmeed Loona Leexiyey Soomaaliya.

August 20, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -08-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -08-03-1448-Hijri

August 20, 2026
Madaxa Sirdoonka Ecuador Iyo Mawaadinin Ameerikaan Ah Oo Ku Dhamaaday Shil Ka Dhacay Kenya
  • Allposts
  • Warar

Madaxa Sirdoonka Ecuador Iyo Mawaadinin Ameerikaan Ah Oo Ku Dhamaaday Shil Ka Dhacay Kenya

August 20, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada