Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Askari Lagu Dilay Magaalada Muqdisho+Hubkii Uu Watayna Laga Qaatay.
  • Allposts
  • Warar

Askari Lagu Dilay Magaalada Muqdisho+Hubkii Uu Watayna Laga Qaatay.

March 15, 2018

Rag hubeysan waxey xaafada Siliga American-ka degmada Wdajir ee magaaladan Muqdisho ku dileen askari ka tirsan maleeshiyaatka dowlada Ridada.

Ragga hubeysan ayaa askarigan ka toogtay qeybaha sare ee jirka taasi oo sababtay in askariga Murtadka ah isla goobta ku dhinta,waxey Goob joogayaal xaqiijiyeen in askarigan uu ahaa mid si aad ah u dhibay shacabka ku dhaqan degmada Wadajir.

Meydka askariga ayaa muddo yaalay goobta lagu dilay walow markii dambe meydkiisa ay goobta ka qaadeen maleeshiyaatka dowlada Ridada kuwaasi oo dilka kadib goobta soo gaaray.

Ragga dilka geystay ayaa sidoo kale horay usii qaatay qori uu ku hubeysnaay askarigan ay ku dileen Xaafadda Siliga American-ka ee degmada Wadajir.

Dilka askarigan waxa uu imaanaya xilli habeenkii xalay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay cagta mariyeen isbaaro maleeshiyaatka dowlada u taalay deegaanka Calamada taasi oo aheed isbaaro maleeshiyatka dowlada ay si aad ah ugu dhibaateeyaan dadka iyo gaadidika ku safraya wadada isku xirta magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Mogadishu, Somalia.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Mareykanka Gubay Guryo Dadka Shacabku Leeyihiin Oo Ku Yaalla Degaanka Gamboole Ee Sh/Dhexe.
Next: Waziirka Difaaca Mareykanka Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday.

Related Stories

Axmed Madoobe Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Gurguurte Iyo Kooxdiisa.
  • Allposts
  • Warar

Axmed Madoobe Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Gurguurte Iyo Kooxdiisa.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Muxarram-1447-Hijri

June 17, 2026
Mujaahidiinta Oo Duqeeyay Saldhig Ciidan Oo Kuyaal Buulo-mareer.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Duqeeyay Saldhig Ciidan Oo Kuyaal Buulo-mareer.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada