Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Mareykanka Gubay Guryo Dadka Shacabku Leeyihiin Oo Ku Yaalla Degaanka Gamboole Ee Sh/Dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Mareykanka Gubay Guryo Dadka Shacabku Leeyihiin Oo Ku Yaalla Degaanka Gamboole Ee Sh/Dhexe.

March 15, 2018

Muddo laga joogo laba maalmood, ciidamo Mareykan ah iyo kuwa calooshood u shaqeystayaal Soomaali ah oo kasoo baxay magaalada Jowhar ayaa ku duulay degaanka Gamboole, halkaasoo ay dhibaatooyin badan ka geysteen.

Degaankan oo dhaca galbeedka magaalada Jowhar ayaa markii ay tageen waxay ka waaween wax shacab ah kadib markii dad weynuhu ay saacado ka hor duullaanka sii faarujiyeen xaafadahooda.

Intaasi kadib waxay Mareykanku gubeen guryihii dadka shacabka iyadoo calooshood u shaqeystayaashii la socday ay bililiqeysteen xarumihii ganacsiga sida uu inoo sheegay Sheekh Gamboole oo ah nabadoonka degaanka.

Dad weynuhu waxay inoo sheegeen in sidoo kale uu Mareykanku gubay 160 kitaab oo Qur’aanka kariimka ah taasoo si aad ah looga carooday.

Inta la hubo guryaha sida rasmiga ah u bas beelay waa sadax waxaana la badbaadiyay guryo kale, kadib markii ay Mareykanka isaga bexeen degaanka oo ay wax yar joogeen.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Nabadoonka Degaanka

Halkan Ka Dhageyso Mid Kamid Ah Shacabkii Guryahooda La Gubay

Daahir Amiin Jeesow oo kasoo jeeda degaanka ama beesha gaal jecel ayaa lagu eedeeyay inuu kamid yahay dadka Mareykanka tooshka ugu ifinaya beeshan, waxaana taa ka marqaati ah inuu muddo dhowr bilood ka hor ku tilmaamay “Nabad diid”

HALKAN KA DEGSO HADALKA DAAHIR AMIIN JEESOW

Mareykanka ayaa horey ugu duulay degaanka Jameeco Jiliyaale oo ay isla beeshu degto halkaasoo uu ku dilay shan caruur ah oo culuumta sharciga ah baranaysa isagoo qafaashay qaar kale oo kamid ah caruurta.

Xarakada Al-Shabaab ayaa usbuucii lasoo dhaafay nawaaxiga garoonka Balli-doogle ku dishay wasiiru dowlihii wasaaradda amniga ee K/galbeed iyo xildhibaan Caga-weyne oo ka tirsanaa Hir-shabelle kuwaasoo lagu eedeeyay iney ku lug lahaayeen weerarkii uu Mareykanku ku qaaday degaanka Jameeco-jiliyaale.

XIGASHO: RADIOALFURQAAN.COM

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weeraro Ka Kala Dhacay Dalalka Maali Iyo Yemen.
Next: Askari Lagu Dilay Magaalada Muqdisho+Hubkii Uu Watayna Laga Qaatay.

Related Stories

Axmed Madoobe Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Gurguurte Iyo Kooxdiisa.
  • Allposts
  • Warar

Axmed Madoobe Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Gurguurte Iyo Kooxdiisa.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Muxarram-1447-Hijri

June 17, 2026
Mujaahidiinta Oo Duqeeyay Saldhig Ciidan Oo Kuyaal Buulo-mareer.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Duqeeyay Saldhig Ciidan Oo Kuyaal Buulo-mareer.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada