Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso: Xaaladda Caafimaad Ee Sheekh Aadan Sunne Oo Laga Dayrinayo Xilli Bishii 7-aad Uu uxiranyahay Maamulka ‘Somaliland’.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso: Xaaladda Caafimaad Ee Sheekh Aadan Sunne Oo Laga Dayrinayo Xilli Bishii 7-aad Uu uxiranyahay Maamulka ‘Somaliland’.

March 17, 2018

Allaah hasoo daaye Sheekh Aadan Sunne ayaa ku xanuunsanaya Xabsi kuyaal deegaanka Mandheera ee duleedka magaalada Hargeysa.

Sheekh Aadan oo aan wali wax maxkamad ah lasoo taagin xukunna uusan ku dhicin ayay saraakiisha Maleeshiyaadka RRU waxay ku hayaan xabsiga fadeexadda ku caanbaxay ee Mandheera wuxuuna wajahayaa xaalado caafimaad oo aad uliita.

5 Bishii September Mudo hadda laga joogo 7 Bilood waxaa ciidamada Maamulka isku magacaabay Soomaaliland ay Xabsiga dhigeyn Sheekh Aadan Cabdi Warsame (Aadan Suni) oo ka mid ah Culumada Magaalada Hargeysa ee caanka ah.

Laamaha ashahaadda ladirirka  Somaliland ayaa Sheekha ku eedeeyay in uu waday falal la xiriira amnidarro iyo in uu sameeyey falal wax u dhimaya jritaanka ‘Somaaliland’,isaga oo abaabulay dhalinyaro qorsheynayay falal lidi ku ah amniga sida ay hadalka u dhigeen.

 Ku dhawaad mudo 7 bilood ah ayaa haatan laga joogaa xariga Sheekh Aadan Cabdi Warsame (Aadan Suni) oo ka mid ah Culumada Magaalada Hargeysa welina wax Maxkamada ah lama soo taagin,iyada oo xiliga la xirayay uu maamulka Madaxweyne ka ahaa Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

Qaar ka mid ah Ehellada Sheekh ayaa waxa ay ugu baaqeen Muuse Biixi in uu xurriyadiisa siiyo ,iyaga oo ka deyriyay Xaalada Caafimaad ee Sheekh Aadan Sunni.

Ehelladu waxay sheegeen in waxa sheekh Aadan lagu heysto ay yihiin gardarro ah islamarkaana sidii xoolaha oo kale loo bahdilay islamarkaana uusan helin wax cadaalad ah, waxay soo hadal qaadeen in sheekh Aadan uusan wax dambi ah gelin kaliya uu ahaa wadaad xur ah oo diinta islaamka sida ay tahay umadda ugu sheegi jiray.

Sheekh Aadan Sunni ayaa ka mid aha dadka aad u dhaliilayay Siyaasadda uu wax ku maamulayay Madaxweynihii xilka baneeyay ee Maamulka “somaliland’ Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, wuxuu sidoo kale umadda u iftiimin jiray dabadhilifnimada maamullada soomaaliya ka jira ee la shaqeeya dowladaha Kenya iyo Itoobiya

Halkan ka degso ehelka Sheekh Aadan oo warbaahinta lahadlaya ama Hoos Ka dhageyso

Xigasho: Somalimemo.net

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Madaafiic Lagu Garaacay Saldhiga Ciidamada AMISOM.
Next: Qarax Khasaara Geystay Oo Lala Beegsaday Kolanyo Itoobiyaan Ah.

Related Stories

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026
Axmed Madoobe Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Gurguurte Iyo Kooxdiisa.
  • Allposts
  • Warar

Axmed Madoobe Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Gurguurte Iyo Kooxdiisa.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada