Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dowlada Itoobiya Oo Yeelatay R/wasaare Maqaar Saar Ah.
  • Allposts
  • Warar

Dowlada Itoobiya Oo Yeelatay R/wasaare Maqaar Saar Ah.

March 28, 2018

Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa yeelatay Hoggaan cusub kadib khalalaase dhanka siyaasadda ah oo sanadihii lasoo dhaafay ka jiray inta badan wadanka oo ay ku jirto magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa.

Xizbiga Talada Haya ee Wadanka Ethiopia ayaa doortay R/wasaare cusub oo uu wadanka Yeesho kadib is casilaadii Hailemariam Desalegn

Habeenimadii xalay ahayd ayaa lagu dhawaaqay in R/wasaare loo Magacay Abey Axmed Cali oo kasoo Jeeda Qowmiyada Oromada ee degta Ethiopia.

Kulamo is daba joog ah oo soo bilawday 11-ka bishan aan ku jirno ee Maarso soona Gabagaboobay habenkii xalay ayay axzaabta 4ta ah ee ku midaysan xisbiga haya talada wadanka Etoobiya ee lagu magacaabo EPRDF waxay Doorteen R/wasaaraha cusub ee wadanka hogaamin doona marxalada soo socota.

Abeey Axmed ayaa uga guuleystay Musharaxiiintii la tartameysay codad gaaraya ilaa 108, halka musharaxa isaga kusoo xigay uu hela 59 cod kaliya.

Ninkan loo magacaabay madaxa golaha wasiirrada waa 42 sano jir soo qabtay shaqooyin kala duwan, waxa uuna heystaa Darajada Korneel oo Militaryga Ethiopia uu kusoo qaatay, sidoo kale wuxuu dowr asaasi ah kulahaa dhismaha Wakaalada sirdoonka Xabashida Itoobiya.

Inkasta oo uu dhalasho ahaan kasoo jeedo qawmiyaha Oromada ee Muslimiinta ah, hada isaga waxaa iska dhalay aabe Muslim ah iyo hooyo Kirishtan ah, Wuxuu kamid ahaa siyaasiyiintii ay saaxiibada dhaw ahaayeen Males Zenaawi R/wasaarihii halaagsamay ee Itoobiya kaas oo taariikh u lahaa dagaalka ka dhanka ah muslimiinta Bariga qaaradda Afrika.

Abeey Axmed R/wasaaraha cusub ee Itoobiya ayaa sanaddii 2007 illaa 2010 wuxuu ahaa Taliyaha ciidamada Saliibiyiinta Itoobiya waana Ninkii maamulayay duullaankii ciidamada Xabashidu ay kusoo qaadeen dalka Soomaaliya.

Taariikh Nololeedka R/wasaaraha cusub ee Itoobiya.

Wuxuu dhashay sanaddii 1976 wuxuu kasoo jeedaa Qowmiyadda Oromada oo badankeed ah muslimiin waa siyaasi ay siyaasadda islasoo galeen rag ubadan Tigree iyo Amxaaro.

Wuxuu ahaa gacanta midig ee Males Zenaawi balse sanaddii 2016 illaa 2017 ayuu hoggaamiyay sirdoonka dowladda Itoobiya oo uu mas’uul ka ahaa gummaadkii lagula kacay muslimiinta kacdoonka ka dhigayay gobollada kala duwan ee wadankaasi.

22 Feb 2018 waxaa loo doortay inuu gudoomiye ka noqdo (Ururka Dimoqraadiga Shacabka Oromo) isagoo badalay gudoomiyihii hore ee ururka Lemma Megerssa, ugu danbeyna xalay ayaa loo doortay inuu Noqdo Gudoomiya xizbiga EPRDF ee talada wadanka haya.

Warbaahinta ayaa sheegaysa in doorashada Ninkan ay ka dhigantahay in markii ugu horraysay uu wadanka madax ka noqdo Nin kasoo jeedo qowmiyadda Oromada oo ah dadka ugu badan ee wadanka dega waxaana kusoo xiga Amxaarada, labadan qowmiyadoodna waxay kacdoon saameyn badan reebay kula jiraan taliska Addis Ababa kajira.

Falanqeeyayaasha ayaa sheegaya in sababta R/wasaare loogu doortay Nin kasoo jeeda qowmiyadda Oromada ay tahay in lagu damiyo kacdoonka ay muslimiintu ka dhigayaan Gobolka Oromiya.

Awoodaha fulinta ee ugu muhiimsan dowladda Itoobiya waxaa gacanta ku haya qowmiyadaha Tigreega, tusaale ahaan 97% saraakiisha ciidamada melleteriga iyo sirdoonka waxay kasoo jeedaan qowmiyadda Tigreega oo 25-kii sanadood ee lasoo dhaafay wadanka maamulaysay.

Waxaa loo badinayaa in wax isbedel ah uusan R/wasaarahan cusub kusoo kordhin saaxada siyaasadda Itoobiya marka loo eego kacdoonnada socda iyo shakhsiyadiisa oo ah Nin jeebka ugu jiray Nidaamka Tigreega ee wadanka ku amar-taagleenaya.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Akhriso Ku Dhawaad 30 Askari Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Duleedka Beledweyne.
Next: R/wasaaraha Yahuuda Oo Isbitaal Loola Cararay.

Related Stories

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026
Axmed Madoobe Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Gurguurte Iyo Kooxdiisa.
  • Allposts
  • Warar

Axmed Madoobe Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Gurguurte Iyo Kooxdiisa.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada