Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhaxal Sugaha Sacuudiga “Shacabka israa’iil Xaq Ayay Uleeyihiin in Ay Ku Noolaadaan Dhulkooda”!
  • Allposts
  • Warar

Dhaxal Sugaha Sacuudiga “Shacabka israa’iil Xaq Ayay Uleeyihiin in Ay Ku Noolaadaan Dhulkooda”!

April 3, 2018

Max’med Bin Salmaan oo ah dhaxal sugaha maamulka Daaquudka Aala Sacuud ee kajira dhulka Xamareynka ayaa ku dhawaaqay in maamulkiisu aqoonsanyahay waxa loogu yeero dowladda Yahuudda ee xoogga ku heysata dhulalka Falasdiin oo uu kamid yahay Masjidka Barakeysan ee Al-aqsaa.

Wareysi uu siiyay Majaladda Atlantic ee laga leeyahay dalka Mareykanka ayuu ku sheegay in ay ogolyihiin dadka Yahuudda ay sii heystaan dhulalka muslimiinta Filasdiin isagoo muujiyay in Al-asacuud aysan wax cadaawad ah kala dhaxayn maamulka Yahuudda.
“Israa’iiliyiintu xaq ayay uleeyihiin in ay yeeshaan waddan waxaan aaminsanahay in shacab walba xaq uleeyahay in uu nabad ugu noolaado wadankiisa”ayuu yiri Max’med Bin Salmaan oo ah shakhsiga ugu awoodda badan maamulka Sacuudiga.

Mar wax laga weydiiyay sida ay ku suurta gelayso in Yahuudda iyo Filasdiiniyiinta ay hal meel kuwada noolaadaan ayuu ku jawaabay “waxaan rumeysanahay in Falasdiiniyiinta iyo israa’iiliyiinta ay xaq uleeyihiin yeelashada dhulal khaas u ah” .

Dhaxal sugaha Aala Sacuud wuxuu muujiyay sida dowladaha dawaaqiidda Khaliijka ay u doonayaan dib usoo celinta cilaaqaadkii kala dhaxeeyay waxa loogu yeero maamulka Israa’iil ee xoogga ku jooga Mandiqadda shaam, wuxuu sheegay in ay baahi uqabaan cilaaqaad ay yeeshaan sacuudiga iyo yahuudda.

Wareysiga usiiyay Majaladda Atlantic ayuu Bin Salmaan markii ugu horraysay ku muujiyay in uu ku qanacsanyahay waxna ka ogaa go’aankii Trump uu soo saaray sanaddii lasoo dhaafay ee uu magaalada Qudus ugu aqoonsaday caasimadda Yahuudda.

Wuxuu ku celceliyay intii wareysigiisu socday caadiyaynta cilaaqaadka udhaxeeya dowladaha dawaaqiidda khaliijka iyo Yahuudda iyo in uu ogolyahay in cadawgu sii heysto dhulalka Filasdiin.

Bishii lasoo dhaafay wareysi uu siiyay shabakadad CBS News ee dalka Mareykanka Mareykanka ayuu uga leex leexday in uu ka jawaabo su’aalo laga weydiiyay mowqifkiisa ku aaddan qaraarkii Trump ee uu caasimadda israa’iill ugu aqoonsaday caasimadda yahuudda.

Dhaxal sugaha Aala Sacuud ayaa socdaal uu ku marayo Mareykanka wuxuu lacago Boqolala Bilyan oo dollar ah ugu yaboohay Donald Trump madaxweynaha Mareykanka.

Bin Salmaan ayaa dhowr mar sheegay in uu nidaam calmaani ah kusoo rogi doono dhulka Xarameynka isagoo jeelasha udhaadhiciyay kumanaan kamid ah culimaa’udiinka xaqqa lajahra isagoona ugoodiyay dhammaan dadka diidan dhaqankiisa gaalnimada ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Diyaaradaha Mareykanka Oo Shacab Ku Xasuuqay Duleedka Kismaayo.
Next: Dad Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Shil Gaari Oo Muqdisho Ka Dhacay.

Related Stories

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.

April 22, 2026
Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.
  • Allposts
  • Warar

Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada