Barnaamijka Faafreebku wuxuu ka mid yahay barnaamijyada ugu faca wayn ee ka baxa idaacadda Andalus, waxana lagu lafo guraa dhacdooyinka maalinkaasi ugu waawayn, Barnaamijku wuxuu soo galaa 9:00 fiidnimo habeen kasta marka laga reebo habeenka sabtidu soo galayso.
Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Faafreebka Wararka.