Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dowladaha Masar,ItoobiyaIyo Suudaan Oo Ku Kala Booday Wadahadalladii Ay Ka lahaayeen Arrinta Biyaha Wabiga Niil.
  • Allposts
  • Warar

Dowladaha Masar,ItoobiyaIyo Suudaan Oo Ku Kala Booday Wadahadalladii Ay Ka lahaayeen Arrinta Biyaha Wabiga Niil.

April 7, 2018

Fashil iyo fahamwaa ayuu kusoo idlaaday shir saacado badan qaatay oo wadanka Suudaan uga furmay sedaxda dowladood ee ugu muhiimsan dowladaha uu maro Wabiga Niil.

Shir ka dhacay magaalada Khurduum ee caasimadda Wadanka Suudaan ayay dowladaha Suudaan, Masar iyo Itoobiya uga arrinsadeen sida laga yeelayo Biya xireenka Al Nahda ee Itoobiya ka dhisayso halka uu kasoo askumo Wabiga Niil.

Kulanka oo ahaa midkii ugu horreeyay oo ay dhinacyadu yeeshaan tan iyo markii dowladda Masar ay qaadacday wada xaajoodka sanaddii 2017 waxaa ka qeyb gelayay wasiirrada arrimaha dibadda,taliyaasha Mukhaabaraatka iyo guddiyada Farsamada sedaxda dowladood.

Ibraahiim Alghanduur oo ah wasiirka arrimaha dibadda Suudaan oo warbaahinta kula hadlay magaalada Alkhurduum ayaa sheegay in fashil uu kusoo idlaaday shirka isagoo muujiyay sida dowladdiisu uga xuntahay isfahamwaaga.

Saamix Shukri oo ah wasiirka arrimaha dibadda dowladda Masar ayaa isna ragga wararka fidiya u sheegay in shirkii sedax geesoodka ahaa ee Suudaan ka furmay lagu kala tagay wuxuuna carrabaabay in dowladdiisu sii wadi doonto cadaadiska dhanka diblumaasiyadda ah ee ay Itoobiya saareyso.

Arrimaha ugu adag ee lagu kala tagay ayaa ah laba arrin midda koowaad waa sida lagu buuxinayo waaskooyinka waaweyn ee Biya Xireenka Al Nahda,dowladda Itoobiya ayaa ku adkeysatay in ay bilaabayso buuxinta Barakada waaweyn ee iyo Biya xireenka halka Masar iyo Suudaan ay kasoo horjeesteen waxayna u arkaan tallaab halis gelin karta xisada ay ku leeyihiin Biya Wabiga Niil.

Qodobka 2-aad ee laysku maandhaafay ayaa ah sida loo maamulayo Biya Xireenka Itoobiya waxay ku adkeysatay in biya xireenka maamulkiisa ay iyadu umadax banaantahay.

Ilo wareedyo diblumaasiyadeed ayaa warbaahinta u sheegay in uu fashilmay dadaal ay dowladda Mareykanka ku doonaysay in ay ku dhax dhaxaadiso dowladaha sedaxda ah ee ku murunsan qeybisiga biya wabiga Niil.

Itoobiya waxay doonaysaa in ay dhammeystirto Biyaha xireenkan si ay Koronto ugasoo saarto wuxuuna noqonaysaa biyaha xireenka koowaad ee ugu weyn qaaradda Afrika iyo biya xireenka 10-aad ee ugu weyn caalamka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ku Dhawaad Kun Ruux Falistiiniyiin Ah Oo Shuhado Iyo Dhaawacyo Noqday.
Next: Qarax Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Jowhar.

Related Stories

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.

April 22, 2026
Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.
  • Allposts
  • Warar

Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada