Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Qaramada Midoobe Oo Walaac Xoogan Ka Muujisay Weerarada Ay Fuliyaan Mujaahidiinta Dalka Maali.
  • Allposts
  • Warar

Qaramada Midoobe Oo Walaac Xoogan Ka Muujisay Weerarada Ay Fuliyaan Mujaahidiinta Dalka Maali.

April 21, 2018

Waxa loogu yeero Q.Midoobe ayaa walaac ballaaran ka muujinaysa weerarada sii xoogeysanaya ee ka socda wadanka Maali oo kamid ah wadamada dhaca galbeedka qaaradda Afrika.

War rasmi ah oo kasoo baxaya Ergayga Q.Midoobe uqaabilsan wadanka Maali ninka lagu magacaabo Max’med Saalax Al-nadiif ayuu ku sheegay in weerarada ay fulinayaan jamaacada ugargaaridda islaamka iyo muslimiinta ay wiiqeen dhammaan dadaalladii ay ku doonayeen in waxa loogu yeero Dimuquraadiyadda ay ku gaarsiiyaan dhammaan gobollada Maali.

isagoo wareysi siinayay wakaalad wareed laga leeyahay wadanka Ruushka ayuu ku sheegay in bilihii lasoo dhaafay ay sare ukadeen weerarada Mujaahidiinta arrinkaas oo uu sheegay in ay halis weyn ku yihiin doorashooyin ku sheegyada lafilayo in laqabto bisha 6-aad ee sanadkaan.

Mas’uulkan u hadlay waxa loogu yeero Q.Midoobe wuxuu walaaca ugu xooggan ka muujiyay weerarada mujaahidiinta oo markii ugu horraysay gaaray Bartamaha iyo Koonfurta Maali kanasoo gudbay waqooyiga wadankaas oo aheyd meesha ugu daran ee uu ka socday siraaca Maali shantii sanadood ee lasoo dhaafay.

Sidoo kale wuxuu carabaabay in cabsidu aysan ku ekeyn Maali oo kaliya balse wadamada Burkiin Faaso iyo Neyjar oo Daris la ah ay ka sheeganayaan weerarada uga imaanaya mujaahidiinta jamaacada ugargaaridda islaamka iyo Muslimiinta.

Mar uu soo hadal qaaday ciidamada ka socda Isbaheysiga Dowladaha Saaxilka ee loo yaqaan G5 ee Maali lageeyay ayuu sheegay in aysan wax weyn kusoo kordhin dhanka ammaanka ayna wajahayaan caqabadihii ay lakulmeen ciidamada ka socda waxa loogu yeero Q.Midoobe iyo kuwa dowladda saliibiyadda Faransiiska.

Ninkan dabadhilifka ah ee lagu magacaabo Max’med Saalax alnadiif ayaa horay Urur gaaleedka Midowga Afrika uqaabilsan Soomaaliya isagoo sidaan oo kale uga walwali jiray weerarada Shabaabul Mujaahidiin ay ku qaaddo gaalada Afrikaanta ah ee duullaanka shareeca ladirirka ah kusoo qaadday Soomaaliya.

Warkan Calaacalka ah ee kasoo yeeray gaalada Qaramada Midoobe ayaa kusoo aadaya xilli Mujaahidiinta Jamaacada U Hiilinta Islaamka iyo Muslimiinta ay sheegteen Mas’uuliyadda weeraro culus oo lala beegsaday garoonka diyaaradaha Magaalada Timbokta oo saldhigyo waaweyn ay ku leeyihiin ciidamada gaalada ee duulaanka Shareeco la dirirka ah ku qaaday dalka Maali,weerarkaasi oo khasaara culus oo isugu jirta naf iyo maal lagu gaarsiiyay gaaladaasi Faransiiska ugu horeeya.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Bankiga Canada Oo Xiraya Xisaabaadka Xawaaladaha Soomaalida
Next: Dibad Baxyo Ka Dhan Ah Maamulka Cabdi Ileey Oo Ka Bilowday Kilinka Shanaad.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada