Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Trump Oo Ku Dhawaaqay in Mareykanku Uu Isaga Baxay Heshiiskii Niyugleerka Iiraan.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Ku Dhawaaqay in Mareykanku Uu Isaga Baxay Heshiiskii Niyugleerka Iiraan.

May 9, 2018

Hoggaamiyaha dowladda Mareykanka Donald Trump ayaa caawa ku dhawaaqay in maamulkiisu uu si rasmi ah uga baxay Heshiiskii Hubka Niyugleerka ee lala galay Iiraan.

Shir Jaraa’id oo uu ku qabtay Aqalka Cad ee Mareykanka looga arrimiyo ayuu ku sheegay in Mareykanku ay si rasmi ah uga baxeen heshiiskii dowladaha Reergalbeedku ay lagaleen iiraan sanaddii 2015.

Wuxuu sheegay in Heshiiskaas uu ahaa mid halis ah oo Iiraan siinaya fursado ay ku sameysan karto hubka wax baabi’iya ee Niyugleerka islamarkaana ay halis gelin karto wax uu ugu yeeray ammaanka caalamka.

“Haddii Heshiiskan uu sii socdo wuxuu iiraan u suurtagelinayaa in ay horseeddo tartanka Hubka Niyugleerka ah oo Bariga dhexe ka hana qaada” ayuu yiri Trump.

Madaxweynaha Mareykanka wuxuu saxiixay in iiraan dib loogusoo rogayo dhammaan cunaqabateymihii dhanka dhaqaalaha ah ee saarnaa wixii ka horreeyay sanaddii 2015.

Mareykanka ayaa Heshiiska iiraan lalagalay u arka mid halis weyn leh sababtoo ah Tahran waxaa usuurta gelaya in ay sameysato Hubka halista ah wixii ka dambeeya sanadda 2025 iyadoo aan wax cunaqabateyn ah kala kulmeyn dowladaha awoodda joogtada ah ku leh Golaha ammaanka.

Dowlaha Midowga Yurub oo ay ugu horreeyaan Faransiiska,Ingiriiska,Jarmalka iyo Holland ayaa ku dhawaaqay in ay sii xoojin doonaan heshiiskii ay lagaleen dowladda iiraan ee xal loogu helayay barnaamijka Niyugleerka Tahran.

Brack Obamada Madaxweynihii hore ee Mareykanka ayaa saxiixay Heshiiskii Iiraan lagalay wuxuuna xilligaas ku tilmaamay Mid Taariikhi ah balse Trump ayaa xilligii uu doorashada u ordayay ballan qaaday in uu baabi’in doono Heshiiskaas waxaana muuqata in uu ka dhabeeyay Ballanqaadkiisi.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Khasaara Ka Dhashay Iska Hor’imaad Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.
Next: Sheekh Abuu Usaama: “Allaah Ayaa Nagu Guuleeyay Inaan Xirno Meelo Badan Oo Uu Wabigu Ka Fatahay” (Wareysi)

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-Dulqicdah-1447-Hijri

April 29, 2026
Halkee Marayaan Wadaxaajoodyada U Dhaxeeya Maraykanka Iyo Iiraan.
  • Allposts
  • Warar

Halkee Marayaan Wadaxaajoodyada U Dhaxeeya Maraykanka Iyo Iiraan.

April 29, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 12-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 12-11-1447-Hijri.

April 29, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada