Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Farmaajo Oo Lagu Jirdilay Magaalada Nairobi.
  • Allposts
  • Warar

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Farmaajo Oo Lagu Jirdilay Magaalada Nairobi.

May 17, 2018

Wararka ka imaanaya dalka Kenya gaar ahaan Magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Ciidamada Kenya ay jir dil xooggan u geysteen mid ka mid ahaa Xildhibaanada Dawaaqiida Kooxda Ridada Somaliya xili uu ku suganaa Magaalada Nairobi.

Xildhibaanka oo lagu magacaabo Maxamuud Cabdullaahi Siraaji ayaa xiliga la jir dilayay waxa uu watay gaari nooca raaxada ah isaga oo dhexmarayay xaafada Westland ee Magaalada Nayroobi.

Booliska Kenya ayaa sheegay in ay ka shakiyeen in gaariga uu xildhibaankan Murtadka ah watay uu ahaa mid lasoo xaday sidaasi darteedna ay u jir dileen.

Balse ilo xog-ogaal ah oo ku sugan Magaalada Nairobi ayaa kusoo waramaya in Ciidamada booliska Kenyaatiga ah ee jirdilka xoogan u geystay Xildhibaanka ay tiro ahaan gaarayeen ilaa afar sarkaal, isla markaana ay waydiisteen inuu lacago laaluush ah siiyo, kadibna ay garaaceen markii uu amarkooda ka dhega adaygay.

Ciidamada Kenya ayaa la sheegay in ay ka qaateen Xildhibaanka ka tirsan kooxda ridada Soomaaliya ka qaateen lacag gaareysa laba kun oo doolar oo uu jeebka ku watay.

Xildhinaaka la jir dilay ayaa xilka xubinnimada Golaha Dawaaqiida loo magacaabay bishii Febraayo ee sanadkaan kadib markii uu xilkaasi ka dhintay Walaalkiis oo Wasiir ka ahaa Kooxda Ridada Somaliya kaasi oo lagu magacaabi jiray Cabaas Cabdullaahi Siraaji , kadib markii askar ka tirsan isla kooxda Ridada Soomaaliya ay ku toogteen afaafka hore ee Madaxtooyada magaalada Muqdisho xilli uu saarnaa gaari nooca raaxada ah oo dabasocday gaari kale oo ay maleeshiyaatka toogtay saarnaayeen.

Arinta jirdilka xildhibaankan ka tirsan murtadiinta Soomaaliya ayaa qayb ka noqonaysa silsilado xadgudubyo ah oo ay inta badan la kulmaan horjoogayaasha Murtadiinta Soomaalida ah ee dabadhilifka u ah saliibiyiinta dalka kusoo duulay.

Dhowr jeer oo hore ayaa masuuliyiin kamid ah kooxda ridada Soomaaliya waxaa ay warbaahinta ka sheegeen inay la kulmeen jirdil iyo ihaano ay u geysteen askar ka tirsan saliibiyiinta Afrikaanka ah ee ku sugan Garoonka diyaarada Muqdisho iyo xerada xalane oo ah fariisinta ugu weyn ee ay ku suganyihiin kuffaarta Afrikaanta iyo saraakiisha reer galbeedka ah

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahino Laga Weeraro Muqdisho Ka Dhacay.
Next: Qaraxyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Degmooyinka Yaaqshiid Iyo Dayniile.

Related Stories

Kooxda Gurguurte Oo Qiratay In Masuul Ka Tirsan Kooxda Uu Safiir Yahuudi Ah Kula Kulmay Nairobi.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Qiratay In Masuul Ka Tirsan Kooxda Uu Safiir Yahuudi Ah Kula Kulmay Nairobi.

June 1, 2026
Akhriso Xogta Weeraro Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqdeen Saraakiisha Iyo Maleeshiyada Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Weeraro Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqdeen Saraakiisha Iyo Maleeshiyada Gurguurte.

June 1, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-12-1447-Hijri.

June 1, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada