Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maamulka Aala Sacuud Oo Dad Fara Badan Ka Raafay Dhulka Xarameynka.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Aala Sacuud Oo Dad Fara Badan Ka Raafay Dhulka Xarameynka.

May 19, 2018

Iyadoo lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan ayuu maamulka Aala-Sucuud halkiisa kasii wadaa dhibaateynta dadka muslimiinta ee aan waxba galabsan, kuna sugan dhulka Xarameynka.

Shalay oo Jimco ahayd ayaa ciidamo gaar ah oo katirsan kuwa maamulka Aala-Sucuud waxay qab- qabteen kudhowaad 10 ruux, oo ay ku jiraan haween, kuwaas oo lagala baxay guryahooda, iyagoo dhex jooga ehelkooda.

Dadkan cusub eek u biiraya maxaabiista ku xiran xabsiyada maamulka Aala-Sucuud waxaa kamid ah Ibraahim Muxamed Al-Nafjaan, Ibraahim Cabdi-raxmaan, Muxamed bin Fahad, Sheekha qaari’a ah ee lagu magacaabo Muxamed Al-muxeysani, Cabdil-Caziiz Muxamed iyo labo  gabdhood oo lagu kala magacaabo Lajiin Al-hadluul iyo Caziiza Muxamed Al-Yuusuf.

Afhayeen u hadlay ciidanka ilaalada madaxtooyada oo u waramaya wakaaladda wararka ee maamulka Aala-Sucuud ayaa shaaca ka qaaday in dadka la xir xiray ay la shaqeynayaan jihooyin ku sugan dibadda, kuwaas oo doonaya in la qal qal geliyo amniga maamullka Aala-Sucuud.

Afhayeenkan ayaana soo bandhigin cadeymo iyo wax muujinaya eedeymaha rasmiga ah ee loo soo jeediyay dadkan la qab-qabtay, waxaana la rumeysanyahay in arintan ay qeyb ka tahay ol olaha Muxamed bin Salmaan uu wado, kuna doonayo inuu meesha kaga saaro qof kasta oo diidan siyaasadiisa.

Dr Cabdullaahi bin Muxamed Al-muxeysani, oo ku sugan Suuriya, islamarkaana uu dhalay sheekha qaari’a ee la xiray, ayaa bartiisa uu ku leeyahay Telegramka wuxuu kusoo qoray hadal xaqiijinaya In Aabihii xabsiga loo dhaadhiciyay.

Sheekh Muxamed Al-Muxaysani ayaa imaam ka ahaa masjidka Al-raajixi ee magaalada Makkah, waxaana 36 sano kadib uu sheekhu ka maqanyahay salaadihii Taraawiixda oo uu tujin jiray dadka muslimiinta ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Darsiga Kowaad Ee Kitaabka Waxaat Jihaadiyah.
Next: Weeraro Lagu Dilay Xubno Ka Tirsan Dowlada Federaalka Oo Ka Dhacay Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-12-1447 Hijri.

June 1, 2026
Kooxda Gurguurte Oo Qiratay In Masuul Ka Tirsan Kooxda Uu Safiir Yahuudi Ah Kula Kulmay Nairobi.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Qiratay In Masuul Ka Tirsan Kooxda Uu Safiir Yahuudi Ah Kula Kulmay Nairobi.

June 1, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-Dulxijah-1447-Hijri

June 1, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada