Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Tahriibayaal Somali Ay Ku Jirta Oo Lagu Dilay Dalka Liibiya.
  • Allposts
  • Warar

Tahriibayaal Somali Ay Ku Jirta Oo Lagu Dilay Dalka Liibiya.

May 29, 2018

Wararka ka imaanayo wadanka Liibiya ayaa sheegaya in tiro dhalin yaro tahriibayaal ah lagu dilay meel ku dhow Magaalada Bani Walid ee dhacda Woqooyi Galbeed Wadanka Liibiya.

Inta la xaqiijiyey 15 qof oo tahriibayaal ahaa ayaa geeriyooday, ku dhawaad 30-kalena way dhaawacmeen kadib markii ay rasaas ku fureen kooxaha waxtahriibaya ee loo yaqaano  Magafe, xilli dadkani ay isku dayayeen inay ka baxsadaan goob ay ku xirnaayeen oo wadankaasi ku taala.

Wararka ayaa sheegaya in dadka la rasaaseeyey tiro ahaan ay gaarayeen ilaa boqol qof oo kasoo kala jeeda wadamada dhaca qaarada Africa, haba ugu badnaadaane Somalia, Eritrea, iyo Ethiopia.

Dhakhaatiirta Caafimaadka Isbitaalka Magaalada Bani Walid ayaa sheegay in isbitalka lasoo gaarsiiyay ilaa 25 qof, oo 7 kamid ah xaaladooda caafimad ay tahay mid adag ayna jirkooda ku taalo rasaas fara badan.

Inta badan dadkii ku jiray goobta xabsiga ah ayay u suurta gashay inay ka baxsadaan,balse Tobanaan qof ayaa ku haray gacanta kooxaha ku caan baxay arxan darada ee loo yaqaane Magafe, kuwaas oo waayadan danbe bilaabay inay dadka adoonsadaan, kadibna ku iibiyaan suuqyo ay u sameysteen.

Dadka intooda baxsatay ayaa gudaha u galay magaalada Bani Waliid waxa ayna galeen Masjid weyn oo halkaasi ku yaala, iyagoo ka dalbaday caawinaad, waxaana lagusoo waramaya in dadka deegaanka ay u gurmadeen.

Magaalada Bani Waliid oo dhacda woqooyi galbeed wadanka Liibiya, ayaa 170-Km u jirta magaalada caasimada ah ee Jarabulis, waxa ayna marin muhiim ah u tahay dadka tahriibayaasha ah ee doonaya inay gaaraan Wadanka Talyaaniga iyagoo ka gudbaya Bada Mediterranean-ka, oo ay ku babe,en kumanan dhalin yaro ah oo kasoo jeeda wadamada Africa.

14ki Bishi February, sanada 2018 ayay ahayd Markii 31 qof oo tahriibayaal ahaa ay ku dhinteen gudaha magaalada Bani Waliid kadib markii uu la rogmaday gaari xamuul ah oo ay ku saarnaayeen ku dhawaad 300-qof, kuwaas oo tobanaan kamid ahna dhaawacyo ay soo gaareen.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weeraro Ka Dhacay Xaafada Maana-booliya Ee Muqdisho.
Next: Dagaallo Culus Oo Markale Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.

April 22, 2026
Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-Dulqicdah-1447-Hijri

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada