Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xaalad Adag Oo Ka Taagan Darca Iyo Barkac Xoogan Oo Socda.
  • Allposts
  • Warar

Xaalad Adag Oo Ka Taagan Darca Iyo Barkac Xoogan Oo Socda.

July 1, 2018

Iyadoo koonfurta Suuriya ay ka soconeyso xamlo dagaaleed ay soo qaadeen malleeshiyaadka Nuseyriyada oo taageero dhanka hawada ah ka helaya diyaaradaha dowladda Ruushka ayaa waxaa sii kordhaya dadka shacabka ah oo guryahooda ka barakacay.

Labadii maalmood ee lasoo dhaafay dadka barakcay waxay tiradoodu gaartay ugu yaraan 160 kun oo qof oo ruux, kuwaas oo u badan caruur, dumar iyo waayeello.

Dadka barakacay waxay gaareen deegaannada xuduud beenaatka Urdun iyo Suuriya, waxaana heysta hoy la’aan iyo cuntada oo aad u liidata, hadiiba la helo.

Wariye ku sugan koonfurta Suuriya oo warbaahinta qaar la hadlay waxa uu sheegay iney jirto baqdin ah in ciidamada Nidaamka ay kusoo taqadumaan deegaannada saxaraha ee ay dadka soo barakacay ku suganyihiin.

Dowladda Urdun ayaa weli diidan iney dadka muslimiinta ah u furto xuduuda, si ay u galaan gudaha dalkaas oo u dhaama saxaraha aan biyaha iyo baadka lahayn ee ay joogaan.

Dadka qaar waxay u barkaceen dhanka Al-jowlaan oo kamid ah deegaannada ku jira gumeysiga Yahuudda, si un ay uga badbaadaan duqeymaha diyaaradaha Ruushka iyo rasaasta malleeshiyaadka Nidaamka.

Dagaallada ayaa weli ka socoda gobolka Darcaa, waxaana maalintii shalay dagaallo dhacay khasaare lagu gaarsiiyay malleeshiyaadka Nidaamka, iyadoo laga gubay illaa afar gaari oo noocyada gaashaman ah.

Dhanka kale waxaa fashilmay wadahadallo dhexmaray kooxaha mucaaradka kacdoon wadayaasha ku sugan koonfurta Suuriya iyo dowladda Ruushka, wadahadalladaas oo lagu doonayay in lagu qaboojiyo dagaallada socoda.

Saraakiil u hadlay Mucaaradka waxay ku baaqeen in Ruushku joojiyo gumaadka uu ku hayo shacabka Koonfurta Suuriya degan.

Ruushka iyo Nidaamka ayaa isticmaalaya siyaasad qurun ah oo dhagar badan, taas oo ah in marba uu meel xooga saaro, sida uu horeyba ugu sameeyay Quudhada bari, iyo Xalab.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Madaafiic Lagu Garaacay Xerada Xalane.
Next: Mujaahidiinta Dhaalibaan Oo La Wareegay Xadka U Dhaxeeya Afghanistan Iyo Tajikistan .

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada