Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Inka Badan Konton Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weeraro Ka Dhacay Afghanistan.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan Konton Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weeraro Ka Dhacay Afghanistan.

July 18, 2018

Ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa dagaallo culus ku qaaday saldhigyo maleeshiyaatka Maamulka Kaabul ay ka kala sameysteen Waqooyga  iyo Bartamaha dalkaasi.

Dagaalka Kowaad waxey ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan ay ku qaadeen saldhiga maleeshyaatka maamulka Murtad Ashraf Gani ay ka sameysteen deegaan hoostaga degmada Sayid Abad ee Wilaayada Meydan Work ee bartamaha dalka Afghanistan.

Ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta fariisinka ciidan ee ay weerareen,iyadoona dagaalkan khasaara culus lagu gaarsiiyay maleeshiyaatka Daba dhilifka Kaabul.

Inta la xaqiijiyay dagaalkan waxaa lagu dilay 21 askari oo ah kuwa Murtad Ashraf Gani labo askarina nolasha ayaa lagu qabtay,sidoo kale ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan waxey dagaalkan ku gubeen saddex gaari oo noocyada gaashaaman ah tiro hubna weey qaniimeysteen.

Weerarka Labaad oo dagaal toos ah waxey ciidamada Mujaahidiinta Imaarada islaamiga ku qaadeen saldhig iyo fariisimo kale oo maleeshiyaatka Ridada Kaabul ay ka sameysteen deegaano dhaca duleedka degmada Imaam Saaxib ee Wilaayada Qunduuz oo dhacda Waqooyga Afghanistan.

Inta la xaqiijiyay waxaa dagaalkan lagu dilay 19 askari saddex iyo toban kalane waa lagu dhaawacay hal askarina nolasha ayaa lagu qabtay kuwaasi oo gabi ahaantooda ah kuwa maleeshiyaatka maamulka dowlada Saliibiyadda Mareykanka ay ka dhisatay Kaabul,waxeyna sido kale ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan gacanta ku dhigeen oo ay qaniimeysteen hub fara badan.

Weeraradan ka kala dhacay Waqooyga Iyo Bartamaha dalka Afghanistan ayaa qeyb ka ah howlgalka Al-khandaq ee ciidamada Mujaahidiinta dhaalibaan sida tooska ah kaga wadaan 34 Wilaaya ee uu ka koobanyahay dalka Afghanstan.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Wareysiga Muxamed Abwaanka Oo Ka Mid Ah Raggii Fuliyay Weerarkii SYL Iyo Madaxtooyada.
Next: Askarta Maamulka Farmaajo Oo Qof Shacab Ah Ku Dilay Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada