Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Duqeyn Lala Beegsaday Xeryo Ciidan Oo Ku Yaala Degmada Balcad.
  • Allposts
  • Warar

Duqeyn Lala Beegsaday Xeryo Ciidan Oo Ku Yaala Degmada Balcad.

August 5, 2018

Weeeraradan madaafiicda ah waxey habeenkii xalay ciidamada Mujaahdiinta ku qaadeen Labo saldhig oo ciidamada Kufaarta Afrikaanta iyo maleeshiyaatka Murtadiinta ay ku leeyihiin degmada Balcad oo ka mid ah goobaha Cadowga Allaah duulaanka kaga suganyihiin Wilaayada Shabeelada dhexe.

Madaafiic ayaa lagu garaacay saldhiga Murtadiinta ee dhismaha Warshadii hore ee Dharka degmada Balcad iyo xero diris la ah Dhismahaasi oo fariisin u ah ciidamada Kufaarta Afrikaanta.

Dhawaaqa Jugta madafaaciida ay Mujaahidiintu ka garaaceen labadaasi Fariisin ayaa si aad ah looga maqlayay xaafadaha kala duwan ee degmada Balcad iyo deegaanada dhaca duleedka degmadaasi.

Madaafiicda oo ku dhacay gudaha labadaasi fariiisin ayaa sababay khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo soo gaartay kufaarta iyo Murtadiinta,waxaana sidoo kale soo wajahday cabsi xoogan iyadoona xalay oo dhan rasaas laga maqlayay gudaha xeryahaasi

Habeen ka hor ayey aheed markii sidaan oo kale ciidamada Mujaahidiinta weerar Madaafiic ah ku qaadeen saldhiga Murtadiinta ay ka dhex sameysteen dhismaha Warshadii hore Dharka,iyadoona dhowr sidaan oo kale ciidamada Mujaahidiinta ay ka fuliyeen gudaha iyo duleedka degmada Balcad weeraro si aad ah loogu dhiig bixiyay ciidamada Kufaarta Afrikaanta iyo maleeshiyaatka Murtadiinta ee isu soo baheystay la dagaalanka Shareecada Raxmanka.

Ciidamada Mujaahidinta ayaa sidoo kale weeraro khasaare xooggan lagu gaarsiiyay Saliibiyiinta Afrikaanta ah iyo Maleeshiyaatka Ridada la fuliyay wadada dheer ee isku xirta degmooyinka Balcad iyo Jowhar, halkaas oo lagu dilay saraakiil, masuuliyiin iyo maleeshiyaat ka tirsan Murtadiinta, sidoo kale lagu dilay tobanaan ka tirsan Kuffaarka Burundi.

Xigasho Idaacada Islaamiga Andalus.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askar Lagu Soo Qabtay Weerarkii Baarka Oo Lagu Dilay Fagaaraha Jilib.
Next: Dil Ka Dhacay Degmada Jalalaqsi Ee Gobalka Hiiraan.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-Dulqicdah-1447-Hijri

April 29, 2026
Halkee Marayaan Wadaxaajoodyada U Dhaxeeya Maraykanka Iyo Iiraan.
  • Allposts
  • Warar

Halkee Marayaan Wadaxaajoodyada U Dhaxeeya Maraykanka Iyo Iiraan.

April 29, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 12-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 12-11-1447-Hijri.

April 29, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada