Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dowlada Itoobiya Oo Amar Adag Dul Dhigtay Shacabka Magaalada Jigjiga.
  • Allposts
  • Warar

Dowlada Itoobiya Oo Amar Adag Dul Dhigtay Shacabka Magaalada Jigjiga.

August 11, 2018

Wararka ka imaanaya magaalada Jig jiga oo ka mid ah dhulka Somali Galbeed ee ay xooga ku heysatO dowlada Xabashida Itoobiya ayaa sheegaya in wali gudaha magaaladaasi ay ka socdaan dhibaatooyinka iyo xasuuqa ay geysanayaan ciidamada Itoobiya ee dhawaan lagu soo daabulay gudaha magaaladaasi

Maydad tobanaan ah ayaa laga helay qaybo badan oo ka mid ah xaafada magaaladaasi, kuwaas oo qaarkood la sheegay in ay madaxyada ka go’naayeen.

Dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan Jigjiga ayaa bilaabay in ay iska cararaan magaalada si ay uga baxsadaan gumaadka Xabashidu halkaas ka gaysanayso

Balse saraakiisha Milatariga Itoobiya ee xoogga ku haysta magaaladaasi ay amar ku siiyay dadka Somalida ah e ineysan ka bixi Karin magaaladaasi, iyadoona dhanka kale dadka aan Somalida ahayn kaliya loo ogolaanayo in ay magaalada ka baxaan.

Arintaan ayaa lagu tilmaamay mid markale dowlada Xabashida Itoobiya ay ku dooneyso in ku xasuuqda shacabka ku dhaqan magaalada Jigjiga, xilli ay sii kordhayaan tirada maydadka dadka Soomaalida ah ee laga hellayo magaalada kuwaas oo ay dileen ciidamada Itoobiya

Inta ilaa hada la xaqiijiyay tiro ka badan 50 qofood oo maydad ah ayaa ilaa hada laga helay gudaha Magaalada Jigjiga, waxaa la sheegayaa in dad badan weli la la’yahay.

Arintaan ayaa ka dambaysay kadib markii ciidamada Itoobiya ay magaalada xoog kaga qabsadeen maamulkii Cabdi Ileey ee iyagu Soomaali-Galbeed u magacaabeen kadib khilaaf xooggan oo soo kala dhexgalay Cabdi Ileey iyo Abey Axmad

Dhanka kale maleeshiyaatka Liyuu Boolis ayaa dhaawacay gudoomiye ku xigeen maamulka Ridada ee degmada Tog-wajaale Sidoo kalane ahaa Maareeyaha maamulka ee degmada, kaas oo lagu magacaabo Axmed Khadar Cabdi. waxaana wararku ay sheegayaan in dhaawiciisa culus yahay islamarkaana maleeshiyaatka Liyuu Boolisku ay rasaasta madaxa kaga dhufteen.

Maleeshiyaatka Murtadiinta ah ee dhaawacay sarkaalkaas murtadka ah ayaa doonayay iney booobaan oo ay xoog ku qaataan gaadiid uu lahaa maamulkii Murtad Cabdi Ileey balse gudoomiye ku xigeenka ayaa isku dayay inuu ka hor istaaga ugu dambeyntiiina isaga ay goobta ku dhaawaceen.

Maleeshiyaatka Ashahaado la diriirka Liyuu Booliska ayaa tan iyo markii maalmo ka hor dowlada Xabashida Itoobiya xilkii madaxweyna nimada ka tuurtay Murtad Cabdi Ileey waxey iyaguna dhankooda bilaabeen ineybililiqaystaan oo ay la baxsadaan gaadiidka iyo agabyo kale oo uu lahaa maamulka Ina Ileey.

Maleeshiyaatka Liyuu Boolis ayaa ahaa maleeshiyaat si gaar ah u hoostegi jiray Maamulka Cabdi Ileey, waxaana tan iyo markii ciidamada Itoobiya ee laga soo diray Adis abab ay qabsadeen Jigjiga, Cabdi Ileeyna ay xabsiga u taxaabeen ay maleeshiyaatkaasi bilaabeen in ay kala yaacaan, isla markaana ay horey usii qaataan wax walba oo uu maamulkaasi lahaa oo ay arkaan.

Xaalada dhulka Soomaali-Galbeed ayaa marba marka kasii dambaysa waxaa ay tahay mid kasii daraysa, waxaana cabsiga ugu weyn ee hada ka taagan dhulkaasi ay tahay in ciidamada Itoobiya ay halkaas ka gaystaan gumaad ka dhan ah dadka Soomaalida oo horeyna ula ildarnaa sanado badan oo uu xasuuq ku yahay maamulka Cabdi Ileey ee xabashida u adeegayay balse markii dambe ay isku dheceen.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ciidamada Mareykanka Iyo Bangarafta Oo Dad Shacab Ah Ku Dilay Shabeelada Hoose.
Next: Madaafiic Lagu Garaacay Saldhiga Shisheeyaha Ee Qoryooley.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada