Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • isgaarsiinta Gobolka Gedo Oo Hawada Ka Maqan iyo Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Garbahaarey.
  • Allposts
  • Warar

isgaarsiinta Gobolka Gedo Oo Hawada Ka Maqan iyo Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Garbahaarey.

August 28, 2018

Dhaq dhaqaaqyo melleteri oo ay barbar socdaan dagaallo culus ayaa lagasoo sheegayaa deegaanno katirsan gobolka Gedo ee dhaca Koonfur galbeed dalka Soomaaliya.

Wararka ka imaanaya Gedo ayaa sheegaya in iska hor’imaadyo xooggan ay ka dhaceen wadada xiriirisa degmooyinka Garbahaareey iyo Buurdhuubo.

Xoogag katirsan Al Shabaab ayaa wadada ugalay kolonyo ciidamo Itoobiyaan ah oo isbuucii hore kasoo gudbay degmada Luuq ee isla gobolka Gedo.

Dagaallada ugu xooggan ayaa ka dhacay duleedka Garbahaarey, ilo wareedyo ayaa sheegaya in tiro laba jeer ah ay dagaalladu ka dhaceen duleeyada Buurdhuubo iyo Garbahaareey.Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqlayeen hugunka rasaasta laysku adeegsanayay dagaalka iyo daryanka madaafiicda, xoogaga Al Shabaab ayaa ku guuleystay in ay hakiyaan socodka ciidamada gummeysiga itoobiya wax ka badan laba maalmood.

Sarkaal katirsan Al Shabaab ayaa warbaahinta islaamiga ah u xaqiijiyay in laba weerar oo is xigxigay ay labeegsadeen ciidamada Xabashida islamarkaana ay qarax laheleen gaari xamuul ah oo qeyb ka ahaa kolonyada Itoobiyaanka.

Dhinaca kale maalintii 2-aad waxaa go’an isgaarsiinta gobolka Gedo ciidamada Itoobiya ayaa jaray khadadka isgaarsiinta ee magaalooyinka Garbahaarey iyo Buurdhuubo taas oo keentay in war isgaarsiintu ka go’do inta badan gobolka Gedo.

Magaalooyin ay kamid yihiin Beled Xaawo,Ceelcadde Garbahaarey iyo Buurdhuubo ayaa isgaarsiin la’aan ah wax ka badan 48 saacadood oo xiriir ah.

Habqabka ciidamada Itoobiya ayaa la sheegay in uu ku dhowyahay magaalada Garbahaarey waana ciidamo gelbinaya Tobanaan gaadiid xamuul ah oo saad melleteri iyo raashin sida.

Isbuucii lasoo dhaafay ayay ciidamada Itoobiya kasoo gudbeen dhanka degmada Dooloow ee xuduud beenaadka dhacda waxayna soo mareen Luuq iyo Yurkud iyagoo dhanka Baay kasoo galay gobolka Gedo, ciidamada gummeysiga ayaa jaraya isgaarsiinta dhulka ay socodka ku marayaan sababa la xiriira cabsi ay ka qabaan in xogtooda lahelo.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sawirro: Dowladda Mareykanka Oo Tababar usoo Xirtay Maleeshiyaad Katirsan Dowladda Federaalka.
Next: Faahfaahin Laga Helayo Weerar Gaari Ciidan lagu Gubay Oo Sh/hoose Ka Dhacay.

Related Stories

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.

April 22, 2026
Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada