Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Imaarada Islaamiga Afghanistan Oo La Wareegtay Labo Magaalo Oo Istiraatiiji Ah.
  • Allposts
  • Warar

Imaarada Islaamiga Afghanistan Oo La Wareegtay Labo Magaalo Oo Istiraatiiji Ah.

September 11, 2018

Ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa dagaal culus ku qaaday magaalada Jalgah oo ka tirsan Wilaayada Meydan Work oo dhacda Bartamaha dalka Afghanistan,waxaa magaaladaasi saldhigyo iyo xarumo kale ku lahaa Xukuumadda Kaabul.

Gudaha iyo duleedka magaaladan waxaa ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan kaasi oo dhexmaray ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan maleeshiyaatka maamulka Murtad Ashraf Gani.

Ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa ugu dambeyntii si buuxda ula wareegay gacan ku heynta magaalada Jalgah,iyadoona dagaalkan khasaara culus lagu gaarsiiyay Xukuumadda Ridada Kaabul.

Bayaan kasoo baxay Imaarada Islaamiga Afghanstan kuna saxiixanyahay Afhayeenka Imaarada Sheekh Dabiixullaahi Mujaahid ayaa lagu xaqiijiyay in ciidamada Mujaahidiinta ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta magaalada,Raayada Towxiidkana ay ka taageen Bartamaha magaalada Jalgah.

Qoraalka Imaarada ayaa lagu xusay in dagaalka lagula wareegay magaaladaasi lagu dilay 70 isugu jirta Saraakiil iyo askar ka tirsan maamulka Ridada Afghanistan kuwaasi oo badankooda baqtiyadooda ay daadsan yihiin Gudaha iyo duleedka magaaladaasi.

Ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay  Todobo gaari isugu jirta noocyada kala duwan ee gaadidika dagaalka waxeyna sidoo kale gacanta ku dhigeen hub fara badan oo ka kooban hubka culus iyo midka fudud.

Sheekh Dabiixullaahi Mujaahid ayaa sidoo kale Bayaanka ku xusay in dagaalka Mujaahidiinta ay kula wareegeen gacan ku heynta magaalada Jalgah ay ku shahiideen Afar Mujaahid kuna dhaawacmeen Lix Kale oo ka tirsan ciidamada Mujaahidiinta.

Magaaladan ayaa noqoneysa Middii Labaad oo muddo 48 Saac gudahood ah ay dagaal kula wareegaan ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan waxeyna saacadihii lasoo dhaafay ay la wareegeen degmada Khamaab oo ka tirsan Wilaayada Jowzjan ee dhacda Waqooyga dalka Afghanstan.

Lixdii Bilood ee u dambeysay waxey ciidamada Mujaahdiiinta la wareegeen gacan ku heynta inka badan 15 Degmo kuwaasi oo kala dhaca Konfurta,Waqooyga iyo Bartamaha dalka Afghanistan.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: 17 Sanadood Oo Kasoo Wareegtay Weeraradii 11 September Ee Dalka Mareykanka Ka Dhacay [Warbixin].
Next: Qarax Lala Beegsaday Gaari Ay La Socdeen Askarta Dowlada.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-01-1448-Hijri.

June 18, 2026
Trump Oo Itoobiya Ku Eedeeyay Inay Halis Weyn Ku Hayso Shacabka Masar.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Itoobiya Ku Eedeeyay Inay Halis Weyn Ku Hayso Shacabka Masar.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada