Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Hogaanka Guud Ee Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Ka Tacziyeeyay Geerida Sheekh Jalaalu-Diin Xaqqaani.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Hogaanka Guud Ee Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Ka Tacziyeeyay Geerida Sheekh Jalaalu-Diin Xaqqaani.

September 13, 2018

Bayaankan oo ka kooban labo bog ayaa ku wajahnaa qoyska sharaftaleh ee uu ka dhashay Sheykh Jalaaludiin xaqqaani, Imaarada islaamiga Afqaanistaan iyo guud ahaan Umadda islaamka, iyadoo sidoo kalena lagu soo gudbiyey dhinac ka mid ah taariikhdii jihaadeed ee Sheykh Mowlawi Jalaaludiin Xaqqaani oo loo tixgeliyo inuu yahay halyeeygii labadii Jihaad ee casrigan soo maray dalka Afghanistan.

“Quluub murugeysan,  kuna qanacsan qadarta Allaah, iyo laab dhaawacan oo aaminsan qadhaha Allaah ayaan ku qaabilnay warka ku saabsan geerida shekh Jalaalu-diin Xaqqaani sida Umadda inteeda kale. Wuxuu sheekhu geeriyooday kadib Jihaad dheer, sabar aan kala go’ lahayn, iyo la dagaalanka cadowga Allaah ee Saliibiyiinta” ayaa lagu yiri bayaanka.

Bayaanka oo milicsaday qeyb ka mid ah taariikhda hogaamiyahan weyn ayaa lagu sheegay in Sheekhu uu sanadkii 1358-dii hijriyada ku dhashey deegaanka Zadraan ee gobolka Baktiika wadanka Afqaanistaan, markii uu 6 sano gaareyna la geeyay madaraso lagu barto quraanka kariimka, halkaas oo uu ku soo bartay wax akhrinta iyo fiqhiga Xanafiyada, markii uu gaaray da’da waxbarashada nidaamigana wuxuu sheekhu ku biiray iskuulka, isagoona markii uu ka qalin jebiyay dugsiga sare ka mid noqday ardeyda Jamaacadda Al-xaqqaaniyah ee ku taalla deegaanka Akuura Khatk, culimadii waaweyneyd ee wax ka dhigayay jaamacadaas ayuuna sheekha ka bartay funuunta kala ah Tafsiirka, Xadiithka, Fiqhiga, Luuqadda carabiga iyo funuun kale, wuxuuna darajada Mowlanimada uga baxay Jaamacadda Al-xaqqaaniyah, isagoona ugu dambeyn kamid noqday macallimiinta wax ka dhiga Jaamacadaas sida lagu sheegay bayaanka.

Marka laga hadlo masiirada Jihaadka ee Sheekh Jalaalu-diin Xaqqaani, waxaa bayaanku sheegay in isagoo jira 25 sano uu ka mid noqday raggii hurinayay dagaalka ka dhanka ah xisbiga shuuciyada ee uu hogaaminayay Daa’uud, kaas oo afgembi kula wareegay talada Afqaanistaan. Wixii ka dambeeyay markii midowga Soofiyeet uu gudaha usoo galey dalkana wuxuu sheekh Jalaalu-diin Xaqqaani ka qeyb qaatay aas-aaska Jamaaco jihaadi ah oo wajahda duulaanka cusub.

Sida lagu sheegay bayaanka kasoo baxay hogaanka sare ee Al-Qaacida, sheekh Jalaalu-diin Xaqqaani kama qeybgelin dagaalladii fitnada ee hareeyey Afqaanistaan markii uu midowga Soofiyeet ka baxay dalka Afqaanistan, isagoona aas-aaskii Imaarada islaamiga kadibna kamid noqday dadkii ugu horeeyey ee beycada la galay Al-Mullaa Muxamed Cumar Mujaahid, Xafidahullaah. wuxuuna sheekhu kamid ahaa  culimada dadka ugu baaqeysay in la garab istaago Imaarada islaamiga ee Afqaanistaan.

Wixii ka dambeeyey weeraradii 11 septembar, iyo duulaankii Maraykanku ku soo qaaday wadanka Afqaanistaan, wuxuu Sheekh Jalaalu-diin Xaqqaani garab iyo gabaadba u noqday Muhaajirinta iyo qoysaskooda, isagoona kaqeyb galay dagaalka cusub ee billowday.

“Waxaan isku sabarsiineynaa wiilka sheekh Jalaalu-diiin uu dhalay ee Sheekh Siraaju-diin kaas oo ah amiirkeena iyo ku xigeenka amiirka Imaarada islaamiga ee Afqaanistaan, wuxuu aabihii ka qaaday raayada towxiidka iyadoo cad oo saafi ah, waxaana u rajeyneynaa inuu ku socdo dhabihii aabihii, waxaana Allaah u weydiineynaa inuu sugo, uuna waafajiyo kheyrka.” ayaa lagu yiri bayaanka.

Bayaanka ayaa sidoo kale lagu yiri: “Waxaan u cusbooneysiineynaa si guud umadeena, gaar ahaan madaxdeena Imaarada islaamiga ee Afqaanistaan oo uu ugu horeeyo amiirkeena Sheekha muxadithka ah Hibatullaah -Alaah dhowree- ballanta ah inaan oofino beycada, oo aan ku sugnaanno wadadii uu ku  baxay Sheekh Jalaalu-diin Xaqqaani, waxaana taczideena u direynaa ehelka sheekha, kuwii jeclaa, qaraabadiisa, wiilashiisa kuwa uu awoowaha u yahay, waxaana la qeybsaneynaa murugada ku aadan inaan weynay waalidkeena sheekh Jalaalu-diin Xaqqaani”. Ayaa lagu yiri bayaanka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askarta Kenya Oo Xasuuqay Mucalim Dugsi Iyo Ardaydiisa.
Next: Sarkaal Lagu Dilay Duleedka Magaalada Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada