Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Weeraro Dhowr Ah Ka Fuliyay Gudaha Dalka Yemen.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Weeraro Dhowr Ah Ka Fuliyay Gudaha Dalka Yemen.

September 23, 2018

Wararka ka imaanayo Dalka  Yemen waxey sheegayaan in Mujahidinta Ansaaru Shareecah ay saacidihi lasoo dhaafay howl galo kala duwan ka fuliyeen gobolada Abyan iyo Albeydaa oo kala dhaca Bartamaha iyo Konfur Bari ee Yemen.

Howl galka Kowaad ayay Mujaahidiintu ka fuliyeen Mandiqada Amciin oo katirsan wilaayada Abyan, waxa uuna ahaa weerar  toos ah oo  lagu qaaday Saldhig ay deganaayeen  askar katirsan maleeshiyada uu Imaaraatku tababaray ee loo yaqaan Xazaam Al-Amni.

War kooban oo Mujaahidinta Ansaaru Shareecah ay kusoo qoreen Baraha internetka ayay ku sheegtay in howl galka sidii loo qorsheeyey uu u dhacay, laguna dilay tiro askar ah, sido kalena lagu dhaawacay kuwa kale oo gabi ahaantooda ah Maleeshiyaatka Xazaam Al-amni.

Bartilmaameedka Mujaahidinta ayaa ahaa Saldhig Cakad oo ku yaala Mandiqadda Amciin, waxaana la xaqiijiyey in goobta ay ku dhinteen labo askari, sidoo kalena ay ku dhaawacmeen tiro ka badan Toban askari.

Dhanka kale Mujaahidintu waxay weerar loo adeegsaday miino dhulka lagu aasay la beegsadeen Askar katirsan maleshiyaadka shiicada Xuuthiyiinta ah ee ka dagaalamo wadanka Yemen.

Qaraxa ayaa ka dhacay Mandiqada Makiraas oo katirsan gobolka Albeyda ee dhaca bartamaha Dalka Yemen, waxaana lala beegsaday askar katirsan Xuuthiyiinta oo isku dayay inay miinada Furfuraan.

Inta la xaqiijiyey ilaa Saddex ka tirsan Maleshiyaadka Xuuthiyiinta ayaa ku dhintay halka qaraxu uu ka dhacay, waxaana la sheegayaa inay jiraan tiro kale oo Xuuthiyiinta looga dhaawacay qaraxaasi.

Ilo ku dhow dhow Xuuthiyinta ayaa xaqiijiyey inay jiraan dhaawacyo ka dhashay qaraxa ka dhacay mandiqada Makiras ee ka tirsan gobolka Albeydhaa, kuwaas oo ay sheegeen in xaaladooda ay aad u liidato.

Mujaahidiinta Ansaaru Shareecah oo ah Mujaahidiinta fuliyay Weerardan ayaa ah Mujaahidiin taacbasan Faraca Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Jaziiradda Carabta.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Gaadiidka Shisheeyaha Burundi Oo Qof Shacab Ah Ku Jiiray Degmada Jowhar.
Next: Qarax Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-01-1448-Hijri.

June 18, 2026
Trump Oo Itoobiya Ku Eedeeyay Inay Halis Weyn Ku Hayso Shacabka Masar.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Itoobiya Ku Eedeeyay Inay Halis Weyn Ku Hayso Shacabka Masar.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada