Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mareykanka Oo Sheegay Inuu Dib U Dhis Ku Sameynayo Saldhiga Bilidoogle.
  • Allposts
  • Warar

Mareykanka Oo Sheegay Inuu Dib U Dhis Ku Sameynayo Saldhiga Bilidoogle.

September 29, 2018

Wasaaradda gaashaandhigga ee dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in ay shirkad laga leeyahay dalka Mareykanka siisay qandaraas lagu dayactirayo, laguna ballaarinayo saldhigga ay ciidamadooda ku leeyihiin Soomaaliya ee ku yaalla garoonka Bali-Doogle ee duleedka degmada Wanlaweyn.

War ka soo baxay wasaaraddan ayaa lagu sheegay in qandaraaskan la siiyey shirkad lagu magacaabo URS oo fadhigeedu yahay gobolka North Carolina ee dalka Mareykanka taas oo dayactir iyo dib u habeyn ku sameyn doonta saldhiggaasi.

Howshan waxaa ku bixi doonta lacag gaareysa ugu yaraan 12.3 (Laba iyo toban dhibic saddex) milyan oo doolarka sida lagu sheegay warka ka soo baxay wazaarada difaaca ee dowlada saliibiyada Mareykanka.

Wasaaraddu waxay sheegtay in saldhigga loo sameyn doono goob loogu talagalay diyaaradaha waaweyn iyo kuwa yaryar, iyo guryo ay dagaan ciidamada Mareykanka ee halkaas ku sugan, waxaana la filayaa in shaqadaas ay soo gabagabowdo bishii Sept. ee sanadka soo socda 2019.

Saldhigga Bali-doogle, oo dadka qaarna ay u yaqaanaan garoonka Walaweyn, waa garoon diyaaradeed oo ku fadhiya masaaxo dhan 3.2 km, waxaana sanadkii 1970 dhisay midowgii Suufiyeet ee taageeri jiray dowladii shuuciga ahayd ee uu hogaaminayey Maxamed Siyaad Barre.

Mareykanka ayaa garoonkaasi ka dhigtay saldhig military oo uu ka hago duullaanada military iyo duqeymaha xagga cirka ah ee uu ku beegsado Muslimiinta Soomaliya dhowrkii sano ee ugu dambeeyey, waxaana hadda halkaas dagan cutubyo ka tirsan ciidamada Mareykanka, kuwa ka mid ah Ciidamada AMISOM iyo maleeshiyaatka calooshood u shaqeystayaasha ah ee loo yaqaano DANAB ee uu Mareykanku soo tababaray.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Roobab Lagu Diirsaday Oo Ka Kala Da’ay Konfurta Iyo Bartamaha Dalka Somalia.
Next: Dhageyso Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Aadan Dib U Dhiska Isbitaalka Saakow.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-01-1448-Hijri.

June 18, 2026
Trump Oo Itoobiya Ku Eedeeyay Inay Halis Weyn Ku Hayso Shacabka Masar.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Itoobiya Ku Eedeeyay Inay Halis Weyn Ku Hayso Shacabka Masar.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada