Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • 50 Qof Kenyaan Ah Oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Duleedka Magaalada Nairobi.
  • Allposts
  • Warar

50 Qof Kenyaan Ah Oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Duleedka Magaalada Nairobi.

October 10, 2018

Wadanka Kenyana gaari Bas ah oo siday in kabadan 52 qof ayaa lagusoo waramayaa inuu ku rogmaday meel ku dhow magaalada Kakamega oo dhacdo galbeedka wadankaasi.

Inta la xaqiijiyey illaa 50 qof ayaa lagusoo warramayaa in subaxnimadii Saaka ay shilkan ku geeriyoodeen kuwaas oo kasoo baxay dhanka Magaalada Nairobi kuna sii jeeday magaalada Kakamega oo dhacda galbedka wadanka kadib markii gaariga ay wateen uu ka baxay dariiqa uuna ku dhacay Kanaal biya mareen ah.

Laba qof oo kaliya ayaa lagusoo warramayaa in shilkan ay ka badbaadeen kuwaas oo la dhigay isbitaal caafimaad oo ka ag dhawaa goobta uu shilku ka dhacay iyagoo qaba dhaawacyo kala duwan sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Police-ka gobolka Rift Valley.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in dadka gaariga saarna badankooda ay kasoo jeedeen gobolka Kericho ee dhaca galbeedka wadanka shilkuna uu dhacay xilli habeen ah taas oo adkeysay in gurmadkii loo baahnaa ay helaan sidaasna ay ugu dhinteen biyihii Kanaalka marayey.

Hey’adda Bisha Cas  xarunteeda magaalada Nairobi ayaa barteeda twitterka ku xaqiijisay in gaarigu uu dhowr jeer iska daba rogmaday inkastoo ay shaaciyaan in wali aysan heynin macluumaad dheeraad ah oo ku aaddan qaabkii ay wax u dheceen.

Shilalka ayaa wadanka Kenya ka noqday kuwasoo laa laabta oo si joogta ah uga dhoco haba ugu badnaate dariiqa dheer ee isku xira magaalada Nairobi iyo Mombasa oo kamid ah, dariiqyada ugu isticmaalka badan gudaha wadanka Kenya.

Tirakoob rasmi ah oo dowlada Kenya ay soo saartay ayaa lagu sheegay in dad gaaraya 3Kun oo qof ay ku dhinteen Shilal ka dhacay gudaha wadanka Kenya sanadki 2017ka oo kaliya, halka Hey’ad gaaleedka WHO-na ay sheegtay in dadka shilalki 2017ka wax ku noqday ay kor u dhaafayaan 12Kun oo qof.

Bishi December ayay aheyd markii sidan oo kale ilaa 36 qof oo Kenyan ah ay ku dhinteeen Bariga wadanka, kadib markii ay isku dheceen gaari Bas ah iyo Gaari kuwa Xamuulka qaada ah, halka sanadki 2016-kana ilaa 40 qof ay ku dhinteen markii Booyad Shidaal oo soo fariin goosatay ay ku dhacday gaari kale, kadibna ay ku qaraxday goob suuq ah oo dad badan ay ka dukaameysanayeen.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaallo Culus Oo Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Hoose.
Next: Weeraro Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Duleedyada Kismaayo Iyo Marka.

Related Stories

Kooxda Gurguurte Oo Ciidamo Iyo Gaadiid Dul-dhigtay Shacabka Yaaqshiid.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Ciidamo Iyo Gaadiid Dul-dhigtay Shacabka Yaaqshiid.

August 25, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-03-1448-Hijri

August 25, 2026
Askar Itoobiyaan Ah Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Suudaanta Koonfureed.
  • Allposts
  • Warar

Askar Itoobiyaan Ah Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Suudaanta Koonfureed.

August 25, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada