Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Inka Badan Afar Kun Askari Oo Lagu Dilay Dalka Afghanistan.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan Afar Kun Askari Oo Lagu Dilay Dalka Afghanistan.

October 11, 2018

Lajnada Warfaafinta Imaarada islaamiga ee Afghanistan ayaa baahisay tirakoobka rasmiga ee howlgallada ay Mujaahidiintu ka fuliyeen wadanka Afqaanistaan bilihii Augosto iyo  Septembar ee lasoo dhaafay.

Guud ahaan tirada howlgallada waxay gaarayaan 2031 howlgal, mid kamid ahna waa camaliyad istish-haadi ah, waxaana camaliyaadkaas ay ka dheceen guud ahaan gobollada wadankaas ee ay ku suganyihiin Shisheeyaha iyo ciidamada xukuumadda Kaabul.

Marka laga hadlo khasaaraha gaaray ciidamada Shisheeye, waxaa labadaas bilood laga dilay ugu yaraan 36 askari, halka laga dhaawacay 21 kale, waxaana xusid mudan in inta ugu badan ciidamadaas ay ahaayeen kuwa Maraykanka.

Khasaaraha gaaray malleeshiyaadka xukuumadda Kaabul ee lagu sheegay tirakoobka waxay gaarayaan dhimashada 4249 askari, halka ay ku dhaawacmeen 2800 oo askari.

Ciidamada Imaarada islaamiga ee Afqaanistaan waxay dhulka soo dhigeen lix diyaaradood oo 4 kamid ah yihiin hellecopter, halka labada kalana ay yihiin kuwa duuliye la’aanta ah ee loo yaqaano dronesta.

Waxaa sidoo kale labadaas bilood ay ciidamada Imaaradu gubeen 759 gaari oo nooocyada gaashaman ah, halka ay gacanta ku dhigeen oo ay qaniimeysteen 338 gaari.

Marka laga hadlo ciidamada Towbad keenayaasha oo  mudooyinkii ugu dambeeyay soo kordhayay, waxaa Augosto iyo Septembar Mujaahidiinta isku soo dhiibay 1697 askari, sida lagu sheegay tirakoobka ay soo saartay Lajnada warfaafinta ee Imaarada Islaamiga ee Afqaanistaan.

Howlgalka Al-khandaq oo gugii lasoo dhaafay uu ku dhawaaqay golaha shuurada ee Imaarada islaamiga ee Afqaanistaan ayaa si firfircoon uga socda guud ahaan gobollada wadanka Afqaanistaan, waxaana maalin weliba dhaca tobanaan howlgal oo lagu dhiig bixinayo Shisheeyaha iyo kuwa kabaqaadka u ah.

Saacadihii lasoo dhaafay howlgallo ka dhacay dhowr gobol oo dhaca wadanka Afqaanistaan waxaa lagu dilay kudhawaad toban askari oo katirsan xukuumadda Kaabul, kadib markii ay weerar kala kulmeen dhanka Mujaahidiinta.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Golweyn Iyo Shalambood Oo La Weeraray.
Next: Shabaabul Mujaahidiin Oo La Wareegay Deegaanka Diif.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-01-1448-Hijri.

June 18, 2026
Trump Oo Itoobiya Ku Eedeeyay Inay Halis Weyn Ku Hayso Shacabka Masar.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Itoobiya Ku Eedeeyay Inay Halis Weyn Ku Hayso Shacabka Masar.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada