Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Askar American Ah Oo Lagu Dilay Galbeedka Dalka Afghanistan.
  • Allposts
  • Warar

Askar American Ah Oo Lagu Dilay Galbeedka Dalka Afghanistan.

October 12, 2018

Wararka ka imaanaya dalka Afghanistan ayaa xaqiijinaya in Galbeedka dalkaasi uu ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan oo dhinac ah iyo ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka iyo kuwa Xukuumadda Ridada Kaabul oo dhinac ah.

Dagaalkan waxa uu sigaar ah kaga dhacay deegaan ka tirsan Wilaayada Farah,waxa uuna dagaalkan yimid kadib markii ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan weeraro qorsheysan oo isugu jira Kamaa’in iyo qaraxyo kaga hortageen ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka iyo kuwa Ridada Kaabul oo duulaan ku ahaa deegaano ka tirsan Wilaayadaasi.

Dagaalkan oo ahaa mid culus ayaa socday muddo Saacada ah,iyadoona ugu dambeyntii dib loo celiyay Kolanyadii Americanka iyo kuwii Ridada Kaabul ee duulaanka ahaa kuwaasi oo sidoo kale khasaara culus la gaarsiiyay.

Warbaahinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa baahiyay in dagaalkaasi lagu dilay Ku dhawaad Soddon askari oo Shan ka mid ah ay tahay askarta Saliibiyiinta Mareykanka halka Labaatan ka badanne laga dilay Kumaandooska Ridada Kaabul.

Sidoo kale ciidamada Mujaahdiinta Dhaalibaan waxey Weeraradan ku gubeen Shan gaari oo ah noocyada Gaashaaman kuwaasi oo mid ka mid ah uu ahaa gaadiidka gaarka ee ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka ee duulaanka ku joogta dalkaasi.

Weerarkan culus ee lagu dilay askarta Mareykanka iyo kuwa maamulka Murtad Ashraf Gani ee  ka dhacay Galbeedka dalka Afghanistan ayaa qeyb ka ah howlgal dagaaleedka Al-khandaq ee ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan sida Tooska ah kaga wadaan guud ahaan dalkaasi.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaal Ka Dhacay Deegaan Ka Tirsan Gobalka Shabeelada Hoose.
Next: Wararkii Ugu Dambeeyay Weerar Lala Beegsaday Ciidamo American Iyo Somali Isugu Jirta.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-11-1447-Hijri

April 29, 2026
Isku Socodka Soomaalida Ee Nairobi Iyo Gaarisa Oo Joogsaday Iyo Ganacsiyo La Boobay.
  • Allposts
  • Warar

Isku Socodka Soomaalida Ee Nairobi Iyo Gaarisa Oo Joogsaday Iyo Ganacsiyo La Boobay.

April 29, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -12-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -12-11-1447 Hijri.

April 29, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada