Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Askar Lagu Dilay Oo Lala Beegsaday Kolanyo Isugu Jirta American Iyo Somali.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Askar Lagu Dilay Oo Lala Beegsaday Kolanyo Isugu Jirta American Iyo Somali.

October 14, 2018

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo maanta siyaaba kala duwan uga dhacay deegaanno kala qeybiya gobollada Shabeellooyinka ee duleedka magaalada Muqdisho.

Maanta duhurkii ayay xoogaga Al Shabaab wadada ugaleen kolonyo ciidamo Saliibiyiinta Mareykan iyo maleeshiyaatka Murtadiinta Bangrafta ah oo markale dhaq dhaqaaq ka sameynayay deegaannada dhanka galbeed uga beegan magaalada Balcad ee Sh/dhexe.

Ciidamada oo ka yimid degmada Afgooye ayaa lakulmay qaraxyo iyo weeraro dhabbagal ah, ilo wareedyo ayaa xaqiijinaya in gaari Cabdi Bile ah maleeshiyaadka Bangaraafta looga gubay dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Basra.

Warar lagu kalsoonaan karo waxay sheegayaan in dagaalkii maanta lagu dilay 6 askari halka Afar kale ay ku dhaawacmeen, wararka ayaa intaas ku daraya in ciidamada Al Shabaab ay weerar gaadma ah u dhigeen ciidamo uu la socday Abaanduulaha Ciidamada DF-ka Col. Odawaa xilli ay ku socdaalayeen halka loo yaqaan Daniga Baaloow.

Caawa Maqribkii gaari Caasi ah uu gurmad u ahaa ciidamadii lagu jebiyay dagaalkii maanta ayaa ku rogmaday duleedka degmada Balcad waxaana ku dhintay sedax askari sida ay sheegeen dadka deegaanka, waa maalintii 2-aad xiriir ah oo ciidamo Mareykan iyo Soomaali ah dhaq dhaqaaq ka sameeyaan deegaannada kulaala labada shabeelle waana ku guul darreysteen in ay dhu hor leh qabsadaan kadib markii ay iska caabin adag kala kulmeen xoogaga Al Shabaab.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weeraro Kala Duwan Oo Ka Kala Dhacay Gobalada Gedo Iyo Sh/dhexe.
Next: Diyaaradaha Mareykanka Oo Duqeyn Ku Dilay Askarta Jubbo Land.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-11-1446 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-11-1446 Hijri.

May 8, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 5aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 5aad)

May 8, 2025
Dhulgariir Laga Dareemay Magaalada Nairobi Iyo Nawaaxigeeda.
  • Allposts
  • Warar

Dhulgariir Laga Dareemay Magaalada Nairobi Iyo Nawaaxigeeda.

May 8, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 5aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 5aad)

May 8, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 4aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 4aad)

May 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 3aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 3aad)

May 5, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 2aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 2aad)

May 3, 2025

Sawirro

Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.

April 29, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.

April 24, 2025
Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.

April 17, 2025
Daawo Qaybta Labaad Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta Labaad Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal.

April 16, 2025
Daawo Muuqaalka Weerarkii Lagula Wareegay Degmada Masaajid Cali-gaduud.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Muuqaalka Weerarkii Lagula Wareegay Degmada Masaajid Cali-gaduud.

April 16, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal Iyo Mubaax Oo Gacanta Lagu Dhigay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal Iyo Mubaax Oo Gacanta Lagu Dhigay.

April 16, 2025
Mujaahidiinta Oo Maalintii 4-aad Gacan Ku Haya Aboorrey Iyo Askar Maanta Lagu Dilay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Maalintii 4-aad Gacan Ku Haya Aboorrey Iyo Askar Maanta Lagu Dilay.

April 10, 2025
Ku Dhawaad 20 Askari Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Afgooye+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Askari Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Afgooye+Sawirro.

April 1, 2025
Weerar 8 Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Dhuusamareeb+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar 8 Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Dhuusamareeb+Sawirro.

March 31, 2025
Daawo+Dhagayso: Hidaha Iyo Dhaqanka Soomaalida Degmada Jilib Jubbada Dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Hidaha Iyo Dhaqanka Soomaalida Degmada Jilib Jubbada Dhexe.

March 30, 2025
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Hiiraan, Baay Iyo Bakool.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Hiiraan, Baay Iyo Bakool.

March 30, 2025
Daawo Sida Looga Debaal-degay Munaasabadda Ciidda Jubbada Hoose Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Debaal-degay Munaasabadda Ciidda Jubbada Hoose Iyo Gedo.

March 30, 2025
Daawo Degmada Awdheegle Iyo Magaalada Kuunya-barrow Oo Si Cajiib Ah Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Degmada Awdheegle Iyo Magaalada Kuunya-barrow Oo Si Cajiib Ah Looga Ciiday.

March 30, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada