Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • CAJIIB: Magaalo aysan Fuqaradu ku baahanin!
  • Allposts
  • Warar

CAJIIB: Magaalo aysan Fuqaradu ku baahanin!

October 28, 2018

Qaraaqootshaan waa magaala dhacda wadanka  Turkiga, waxaana magaaladan kajira arimo cajiib ah oo kusoo jiidanaya, taas oo ka tarjumeysa karamka iyo deeqsanimada dadka degan magaalada.

Waxaa magaalada ka furan maqaayado badan oo laga cunteeyo, kuwaas oo si lacag la’aan ah ay wax uga cuni karaan dadka fuqarada ah ee aan heysan dhaqaale ku filan.

Muxamed waa milkiilaha maqaaxi weyn oo ku taalla bartamaha magaalada Qaraaqootshaan, wuxuu sheegayaa in 35 sano oo xiriir ah ay maqaayadiisa ka cunteeyaan dadka aan waxba heysan, wuxuuna leeyahay ” Saddex miis ayaan u gaar yeelay dadka fuqarada ah, way imaanayaan, waxay doonaan ayayna dalbadaan”.

Dadka fuqarada ah waxay cuni karaan wax weliba oo maqaayada yaala, sida kalluunka, Digaagada, Bariiska, Saldaado iyo kuwa kale, waxaana loola tacaamulaa qaab sharfoon oo aan bahdilaad lahayn.

Milkiile kale oo isagana leh maqaayad weyn ayaa sheegaya in dhaqankan wanaagsan ay ka barteen Awoowyaashooda, iyaguna ay waajib isaga dhigeen iney sii wadaan.

Waxaa jirta arin kale oo aad kuusoo jiidaneysa, taas oo lagu ilaalinaya qalbiga qofka aan waxba heysan  ee maqaayada ka cunteeyay, arintaas waxay tahay in qofka marka uu soo istaago goobta lagu bixyo lacagta uu oranayo keliya waxaan ka tirsanahay guutada lixaad.

Guutadan waxay leedahay taariikh soo jireen ah sida ay sheegayaan dadka dega magaalada, waxaa guutada lixaad loogu yeeri jiray farda fuuladii Khaliifka Cuthmaaniyiinta, kuwaas oo loo diidi jiray iney ku dhex milmaan dadka, kuna mashquulaan arimo ganacsi iyo waxyaabaha lamidka ah.

Kuma koobna oo keliya gacan furnaanta kajirta magaalada Qoraaqootshaan iyo sida ay dadku isaga war hayaan intan, waxay maqaayaduhu sameeyaan munaasabadaha ku weyn dadka muslimiinta in si bilaash ah ay dadku uga  cunteyn karaan maqaayadaha, sida maalmaha Ciidaha.

Dadka muslimiinta ayaa leh dhaqan wanaagsan, oo aysan lahayn dadka diimaha kale heysta, waa bulsho isku tiirsan kooda hodanka ahna uu ka war hayo midka saboolka ah.

Xigasho Radioalfurqaan.com

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askar Ka Wada Tirsan Dowladda Oo Ku Wada Dagaalamay Degmada Wallanweyn.
Next: Dil Ka Dhacay Duleedka Magaalada Baydhabo.

Related Stories

Weeraro Lagu Beegsaday Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay J/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Lagu Beegsaday Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay J/hoose.

August 26, 2026
3 Sano Kadib Weerarkii Cowsweyne, Maxaan Ka Ognahay Guuldarrada Nafsaaniga Ee Ciidanka Gurguurte Kasoo Gaartay Macrakadaasi (Warbixin).
  • Allposts
  • Warar

3 Sano Kadib Weerarkii Cowsweyne, Maxaan Ka Ognahay Guuldarrada Nafsaaniga Ee Ciidanka Gurguurte Kasoo Gaartay Macrakadaasi (Warbixin).

August 26, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-03-1448-Hijri

August 26, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada