Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Shan Hoggaamiye Oo Lagasii Daayay Xabsiga Guantánamo Bay Ayaa Dib Ugu Biiray Xarakada Taliban.
  • Allposts
  • Warar

Shan Hoggaamiye Oo Lagasii Daayay Xabsiga Guantánamo Bay Ayaa Dib Ugu Biiray Xarakada Taliban.

November 1, 2018

Mas’uuliyiin sarsare oo katirsan imaarada islaamiga Afghanistan oo muddo sanada ah ku xirnaa xabsiga fadeexadda ku caanbaxay ee Guantánamo Bay ayaa si buuxda xuriyadoodi dib ugu helay.

Wargeyska New York Times oo soo xiganaya mas’uuliyiin mareykan ah ayaa sheegay in 5 kamid ah hoggaamiyaasha Talibaan oo uu kamid yahay hoggaamiye Melleteri ay dib ugu laabteen sufuufta xarakada.

Wararku waxay sheegayaan in 5-tan hoggaamiye oo horay loogusii daayay heshiis maxaabiis isweydaarsi oo dhaxmaray Taliban iyo mareykanka ay hadda si xuriyad leh unool yihiin ayna qeyb ka qaadanayaan jihaadka ay hoggaaminayso Imaarada islaamiga ah.

Dowladda dabadhilifka Qadar oo dhax dhaxaadinaysay labada dhinac ayaa dhankeeda sheegtay in uu dhaqan galay heshiiskii maxaabiis isweydaarsiga ahaa ee dhaxamaray mujaahidiinta imaarada islaamiga ah iyo dowladda mareykanka.

ilo wareedyo ayaa sheegaya in shantan hoggaamiye ee lagasii daayay Guantánamo Bay ay ka shaqa bilaabeen xafiiska siyaasadda imaarada islaamiga ah ee magaalada Dooxa taas oo ka dhigan in xuriyadooda ay si buuxda u helaan.

Mareykanka iyo imaarada islaamiga ah ayaa sanaddii 2014 isdhaafsaday maxaabiis waxaana xilligaas lasii daayay askari american ah oo muddo sanada ah gacanta mujaahidiinta kujiray balse Mareykanka ayaa xabsi guri kusoo rogay saraakiisha Taliban.

illaa iyo hadda Hoggaanka Xarakada Taliban kama hadlin sii daysmada Hoggaamiyaashan caanka ah, bilihii lasoo dhaafay waxaa jiray baaqyo wadahadal lagu dalbanayay oo ka imaanaya madaxda xukuumadda Kaabuul iyadoona xarakada Taliban ay gaashaanka udaruurtay taas bedelkeeda ay ogolaatay in ay gorgortan lagasho dowladda Mareykanka sidii ay ciidamadeeda ugala bixi laheyd wadanka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Banaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Sii Deysmada Haweeney Aflagaadeysay Nabi Muxamed Sallalaahu Caleyhi Wassalam Oo Ka Dhacay Paakistaan.
Next: Qaraxyo Ka Dhacay Degmada Buulo Burte Ee Gobalka Hiiraan.

Related Stories

Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-01-1448-Hijri.

June 18, 2026
Trump Oo Itoobiya Ku Eedeeyay Inay Halis Weyn Ku Hayso Shacabka Masar.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Itoobiya Ku Eedeeyay Inay Halis Weyn Ku Hayso Shacabka Masar.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada