Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xildhibaan Hore Cabdi Barre Oo Sheegay in Dowladda Federaalka Ay Dibadda U iibgenayso Xayawaanka Bisadda.
  • Allposts
  • Warar

Xildhibaan Hore Cabdi Barre Oo Sheegay in Dowladda Federaalka Ay Dibadda U iibgenayso Xayawaanka Bisadda.

November 5, 2018
Xilli magaalada Muqdisho laga dareemayo iney aad ugu sii yaraanayaan bisadaha dhanka kalana uu kusoo badanayo Dooliga (Jiirka) ayaa waxaa sababta dhabta ah ka hadlay xildhibaan hore oo ka tirsanaa Baarlamaanka Federalka ah.Xildhibaan Cabdi Barre Jibriil oo ah siyaasi ku sugan magaalada Muqdisho ayaa war-baahinta maxalliga ah u sheegay in Dowladda Federalka ay billowday iney dowlado shisheeye ka iibiso Bisadaha oo kamid ah xayawaanka ku nool Soomaaliya.

Wuxuu sheegay in dowladdu horey u fasaxday Ugaadhii, sida deyrada, diidiinka iyo kuwa kale, haddana ay xaaladdu mareyso Bisadihii iyadoo aan la ogeyn haddii ay dowladdu dhaqaale ku qaadato iyo iney bilaash ku bixiso.

Bisadaha ayaa qaali ka ah wadamada Reer Galbeedka iyadoo mararka qaar qofkii dila laga qaado lacag diyo u dhiganta sababtu waa iyagoo kasii dabar go’aya wadamadaasi.

“Idinka Ugaar baad ka hadleysaane Biisadihi baa la dhoofinayaa Biisadihii, Xamar miyaad ku aragteen? baadi gooba Biisadihii baa la rarahayaa, cid ka xisaabtameysa ma leh, Baarlamaan ka gubanaya oo ka xisaabtamaya ma leh, ciiddii baa la rarahayaa waxaa Balli doogle iyo Buurhakaba laga rarahayaa ciiddii iyadoo Konteenaro ku jirta ayaa la dhoofinahayaa cid ka hadleysa ma leh” Sidaasi waxaa yiri Xildhibaan hore Cabdi Barre.

Dadka qaar ayaa haatan ka cabanaya Dooliga oo ku batay Muqdisho maadaama Bisadihii la dagaalami jiray la dhoofinayo, waxaana ay Dowlada Federalka kula talinayaa mar haddii aan Bisadaha laga aaleyn in lagu daro oo isna la dhoofiyo Dooliga ama Jiirka.

Ugu dambeyntii Cabdi Barre ayaa wuxuu sheegay in dalka Soomaaliya uu ku jiro marxalad adag una baahan yahay in la badbaadiyo inta goori goor tahay. Haddaba hadalkan ayaa kusoo aaday xilli horey siyaasiyiin kale u sheegeen in shisheeyuhu iska daldashaan ciida, dhagxaanta iyo kheyraadka wadanka.

Halkan ka Daawo Siyaasi Cabdi Barre oo arrimo badan ka hadlaya

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaal Ka Dhacay Gudaha Magaalada Muqdisho.
Next: Sarkaal Lagu Dilay Duleedka Muqdisho Iyo Shabaabul Mujaahidiin Oo Sheegtay Mas’uuliyadda.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri

June 18, 2026
Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.

June 18, 2026
Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada