Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Askar Iyo Saraakiil Lagu Dilay Oo Gedo Ka Dhacay+Magacyo.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Askar Iyo Saraakiil Lagu Dilay Oo Gedo Ka Dhacay+Magacyo.

December 6, 2018
Wararka ka imaanaya  tuuladda Hareer-tuur ee u dhaxeysa degmada Beled Xaawo  iyo deegaanka tuulo Barwaaqo ayaa sheegaya in xalay tuuladaas ay weerar kusoo qaadeen maleeshiyaad murtadiin ah oo kasoo baxay dhinaca magaalada doolow si ay dhac iyo boob ugu geystaan shacabka muslimiinta ee tuulada hareer tuur.
Maleeshiyaadkan oo dhaq dhaqaaqooda laga warhayay ayaa gudaha tuulada markii ay soo galeen waxaa halkaas ku qabsaday dagaal ay la galeen ciidamada  wilaayada islaamiga ee Gedo oo tuulada ammaankeeda sugayay.
Dagaal in muddo ah socday kadib maleeshiyaadka dowladda ayaa dib uga cararay tuulada Hareer tuur balse ciidanka Al Shabaab  ayaan intaas uga harin waxayna sii baacsadeen maleeshiyaadkii weerarka soo qaaday.

Inta la xaqiijiyay waxaa dagaalkaas lagu dilay shan katirsanaa maleeshiyaadkii amxaara kalkaalka maamulka Murtad Axmed Madoobe ee ku hungoobay damacoodii gurracnaa ee ahaa in ay boob u gaystaan dadka Muslimiinta ah ee tuuladaas ku dhaqan.

Meydadka Ahanta  askari ee lagu dilay dagaalka  ayaa looga cararay goobtii lagu dagaallamay waxayna wararku  intaas ku darayaan  in Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay gacanta ku dhigeen 4 qori AK47 ah oo ay wateen ciidamada.
Shanta askari ee xalay la dilay waxaa mid ah sarkaalkii ciidanka hoggaaminayay kaas oo magiciisa lagu soo koobay Cali Fanax wuxuuna uu kamid ahaa saraakiisha maleeshiyaadka maamulka Axmed Madoobe  ee sida tooska ah u hoos taga ciidanka itoobiya ee xoogga ku haysta degmada Dooloow,waxeyna warar hoose sheegayaan in weerarkaasi lagu dilay sarkaal kale oo lagu magacaabi jiray Isxaaq Qeyliyow.
Firxadka maleeshiyaatkii lagu jebiyay dagaalka ayaa la sheegayaa inay u yaaceen dhanka Magaalada Dooloow oo ah halkii markii horaba laga soo abaabulay.
Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in ciidamada Mujaahidiinta Al Shabaab ay si buuxda umaamulayaan deegaankii lagu dagaallamay oo ay si adag uga difaacdeen maleeshiyaad Amxaara kalkaal ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Mareykanka Oo Markale Muwaadiniintiisa Uga Digay Somalia.
Next: Dhageyso Waaliga Shabeelada Hoose Oo Ka Hadlay Weerarkii Fashilmay Ee Awdhiigle.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri

June 18, 2026
Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.

June 18, 2026
Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada