Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Khilaaf Culus Oo Markale Soo Kala Dhexgalay Hogaanka Maamulka Farmaajo.
  • Allposts
  • Warar

Khilaaf Culus Oo Markale Soo Kala Dhexgalay Hogaanka Maamulka Farmaajo.

December 8, 2018

Khilaafka udhaxeeya xukuumadda Xasan Cali Kheyre iyo guddoonka baarlamaanka dowladda Federaalka ayaa soo shaac baxay kadib markii dib loosoo celiyay guddi laxisaabtan ku hayay xukuumadda Kheyre oo dhowaan lakala diray.

Max’med Mursal oo ah guddoomiyaha baarlamaanka ayaa ku dhawaaqay in shaqadooda ay sii wadanayaan xubnaha guddiga maaliyadda baarlamaanka ayna sharci darro tahay in lakala diro.

Qoraal kasoo baxay xafiiskiisa ayuu ku sheegay in uu dib u akhriyay dastuurka u degsaan dowladda Federaalka ayna usoo baxday in sharci darro ay tahay kala diristii guddiga maaliyadda Baarlamaanka wuxuu aad udhaliilay qaabkii guddiga loo kala diray.

Guddoomiyaha baarlamaanka ayaa xukuumadda Xasan Cali Kheyre ugu baaqay in ay ixtiraamto shaqada baarlamaanka oo uu ku sheegay ‘sharci dajiyayaal’.

bishii lasoo dhaafay Cabdi Wali Muudeey oo ku magacaaban guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee baarlamaanka ayaa kala diray guddiga maaliyadda oo laxisaabtan adag ku hayay wasaaradda Maaliyadda islamarkaana iftiimiyay in xukuumadda Kheyre ay gashay musuq maasuq iyo xatooyo hanti guud ah.


About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Deegaanka Weydow.
Next: Dhageyso Sheekh Abuu Muscab Oo Shir Jaraa’id Qabtay.

Related Stories

Gurguurte Oo Weji-gabax Kala Kulmay Arday Soomaaliyeed Oo Uu Kula Hadlayay Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Gurguurte Oo Weji-gabax Kala Kulmay Arday Soomaaliyeed Oo Uu Kula Hadlayay Muqdisho.

November 23, 2025
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-06-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-06-1447-Hijri.

November 23, 2025
Trump Oo Laalay Xeer Diidayay In La Tarxiilo Soomaalida Kunool Mareykanka.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Laalay Xeer Diidayay In La Tarxiilo Soomaalida Kunool Mareykanka.

November 23, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 40 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 40 aad)

November 17, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 39 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 39 aad)

November 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 38 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 38 aad)

November 1, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 37 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 37 aad)

October 27, 2025

Sawirro

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.

November 16, 2025
Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.

November 12, 2025
Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.

October 24, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada