Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahin Laga Helayo Weeraro Lala Beegsaday Kolanyo Itoobiyaan Ah.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahin Laga Helayo Weeraro Lala Beegsaday Kolanyo Itoobiyaan Ah.

December 22, 2018

Weerar  jid gal ah waxeey jabhada wilaayada islaamiga ee Gedo la beegsadeen kolonyo ciidamada Xabashida Itoobiya ka tirsan kuwaaso oo sahay ciidan u siday ciidamadood ku sugan deegaanka Yurkud.

Ciidamadan itoobiyaanka ah ayaa waabarigii shalay kasoo baxay degmada luuq ee wilaayada gedo waxaana ay ka koobnaayeen gaadiid dagaal iyo kuwo xamuul ah oo raashin ay ku sideen.

Halyeeyada islaamka oo la socoday dhaqdhaqaaqa ciidamadaas xabashida ah ayaa weeraro qaraxyo ah cadawga kula beegsaday wadada isku xirta degmada luuq iyo deegaanka yurkud.

Qaraxa 1aad ayaa lala beegsaday gaari ciidan oo ay ka buuxeen ciidanka saliibiyiinta itoobiya. Waxaana qaraxa oo gaariga si xoog leh u burburiyay uu keenay in dhammaan askarti gaarigaas saarnayd ee halkaasi dhimasho iyo dhaawac ku noqdaan

Goobta ayay ciidamada Xabashidu ku dageen waxaana ay ka aruursandeen askartii halkaas baqtiga iyo dhaawaca uu kasoo gaaray. Iyagoo u sii dhaqaaqay dhinaca deegaanka yurkut.

Muddo markii ay socdeen ayay dib ugu soo laabteen isla wadadii iyagoo usoo laabtay dhinac magaalada luuq oo ahaa halkii ay markii hore kasoo kicitameen.

Ciidamada mujaahidiinta ayaa mar labaada qarax kula la beegsaday kolonyaddii ciidamada itoobiyaanka ahaa waxaan marka qaraxa lala helay gaari ciidan, kaas oo khasaare dhimasho iyo dhaawac cadawga gaarsiiyay

Saraakiisha ciidanka mujaahidiinta ayaa inoo sheegay in ciidan xabashida itoobiya ay isaga carareen labdii gaari ee ee shalay qaraxyada looga burburiyay. Waxaana gaadiidkaas burburkooda gacanta ku dhigay ciidanka mujaahidiinta.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Ka Dhacay Gobalka Hiiraan Ee Bartamaha Dalka Somalia.
Next: Sarkaal Lagu Dhaawacay Gobalka Jubbada Hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri

June 18, 2026
Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.

June 18, 2026
Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada