Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Culus Oo Ka Dhacay Qeybo Ka Mid Ah Dalka Yemen.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Culus Oo Ka Dhacay Qeybo Ka Mid Ah Dalka Yemen.

December 24, 2018

Ciidamada Mujaahidiinta Al-qaacidah Ee Dhulka Jaziiradda Carabta ayaa Weeraro Kala Duwan Oo Cadowga Khasaara Culus Lagu Gaarsiiyay Ka Fuliyay Konfurta Dalka Yemen.

Howlgaladan oo isugu jirta dagaal toos ah qarax iyo duqeyn waxey ciidamada Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Jaziirada Carabta la beegsadeen maleeshiyaatka Murtadiinta ee ay tababartay dowladda Cadowga Ah ee Imaaraatka Carabta.

Weerarka Hore oo ah Dagaal toos ah waxey ciidamada Mujaahidiinta la beegsadeen kolanyo ka tirsan Maleeshiyaatka Murtadiinta ee isku magacaabay Xizaamul Amni kuwaasi oo doonayay iney falal arbushaad ah ka geystaan deegaanka Mowdiyah oo ka tirsan Wilaayada Abyan ee Konfurta dalka Yemen.

Dagaalkan oo qaatay muddo Afar saac oo xiriir ah waxaa khasaara culus lagu gaarsiiyay maleeshiyaatka Murtadiinta ee ay tababartay dowladda Ridada Imaaraatka Carabta.

Inta la xaqiijiyay ciidamada Mujaahidiinta ayaa dagaalkan ku gubay Labo gaari waxeyna ku dileen tiro askar ah oo ka tirsan maleeshiyaatka Daba dhilifka ee la magac baxay Xizaamul Amni.

Weerarka Labaad oo qarax ah waxey ciidamada Mujaahidiinta Al-qaacidah la beegsadeen gaari ay la socdeen maleeshiyaatka Ridada ee Murtadiinta imaaraatka Carabta ka sameysteen gudaha dalka Yemen.

Qaraxan waxa uu sigaar ah kaga dhacay Mandiqadda Al-maxfad ee isla wilaayada Abyan waxeyna Mujaahidiinta qaraxan ku dileen Labo askari tiro kalane weey ku dhaawacmeen kuwaasi oo wada ah Murtadiinta Xizaamul Amni iyadoona gaarigii ay la socdeen burbur xoogan uu soo gaaray.

Howlgalka Saddex-aad oo ah mid duqeyn ah waxey guutada madaafiicda Mujaahidiinta dhulka Jaziiradda carabta ku garaaceen saldhig maleeshiyaatka Murtadiinta Xizaamul Amni ay ka sameysteen isla gudaha Wilaayada Abyan iyadoona duqeyntaan khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed lagu gaarsiiyay Cadowga Allaah.

Weeraradan kala duwan ayaa kusoo aadaya xilli ciidamada Mujaahidiinta Al-qaacidah Faraca Dhulka Jaziiradda Carabta ay sii kordhiyeen weerarada ay ku dhiig bixinayaan Isbaheysiga Dowladaha Cadowga Ah ee ku duulay dalka Yemen,Maleeshiyaatka Shiicada Xuuthiyiinta iyo kuwa Murtadiinta Yemen kuwaasi oo ka wada siman la dagaalanka diinta islaamka iyo dadka Muslimiinta.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Gaari Gaashaaman Lagu Gubay Oo Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Dhexe.
Next: Qaraxyo Ka Kala Dhacay Gobalada Baay Iyo Jubbada Hoose.

Related Stories

Dhagayso Muxaadaro Ku Saabsan Fadliga 10-ka Dambe Ee Ramadaan Iyo Sh Fu’aad.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Muxaadaro Ku Saabsan Fadliga 10-ka Dambe Ee Ramadaan Iyo Sh Fu’aad.

March 10, 2026
Dhagayso Xalqada 12-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Xalqada 12-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.

March 9, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -21-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -21-09-1447-Hijri

March 9, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada