Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ciidamada Al Shabaab Oo Dagaal Kula Wareegay Deegaanka Goof Gaduud Buureey.
  • Allposts
  • Warar

Ciidamada Al Shabaab Oo Dagaal Kula Wareegay Deegaanka Goof Gaduud Buureey.

December 29, 2018

Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in dagaal culus uu saaka  aroortii hore ka dhacay deegaan kaabiga ku haya magaalada Baydhabo

Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa saaka salaaddi subax kadib weerar aad u qorsheysan kula jarmaaday saldhigyo ay ciidamada Maamulka Koonfur galbeed ku lahaayeen deegaanka Goof Guduud Buureey oo qiyaastii 30 KM ujira magaalada Baydhabo.

Wariye ku sugan gobolka Bay ayaa xaqiijiyay in ciidamada Al Shabaab ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta deegaanka Goof guduud Buureey iyo dhammaan saldhigyadii melleteri ee halkaasi ku yiillay.

“Ciidamada Mujaahidiinta ayaa cagta mariyay saldhig ay maleeshiyaadka Murtadiintu ku lahaayeen deegaanka Goof Gaduud Buurey oo kuyaal duleedka Baydhabo, dhimasho badan ayaa cadowga gaartay hubna waa lagasoo qaniimeystay” ayaa lagu yiri war kooban oo kasoo baxay Xarakada Al Shabaab

Warar hordhac ah oo laga helayo deegaanka ayaa sheegaya in dhimashada ciidamada maamulka Koonfur galbeed ay gaartay 10 askari iyadoona xoogaga Al Shabaab ay qabsadeen gaadiid dagaal iyo saanado hub ah.

Waa weerarkii ugu khasaaraha badnaa ee uu lakulmo maamulka Koonfur galbeed isku magacaabay tan iyo markii Cabdi Caziiz Laftagareen uu noqday madaxweynaha maamulkaasi.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qaraxyo khasaara dhaliyay oo ka dhacay Muqdisho iyo duleedkeeda.
Next: Faahfaahin Laga Helayo Dil Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Hoose.

Related Stories

Weeraro Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Baraawe Iyo Duleedka Moqokori,
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Baraawe Iyo Duleedka Moqokori,

May 17, 2025
Ururka Qaramada Midoobay Oo Ku Fashilmay Maalgelinta Isbahaysiga AUSSOM.
  • Allposts
  • Warar

Ururka Qaramada Midoobay Oo Ku Fashilmay Maalgelinta Isbahaysiga AUSSOM.

May 17, 2025
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -19-11-1446 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -19-11-1446 Hijri.

May 17, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 9aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 9aad)

May 15, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 8aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 8aad)

May 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 7aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 7aad)

May 11, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 6aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 6aad)

May 10, 2025

Sawirro

Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.

April 29, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.

April 24, 2025
Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.

April 17, 2025
Daawo Qaybta Labaad Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta Labaad Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal.

April 16, 2025
Daawo Muuqaalka Weerarkii Lagula Wareegay Degmada Masaajid Cali-gaduud.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Muuqaalka Weerarkii Lagula Wareegay Degmada Masaajid Cali-gaduud.

April 16, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal Iyo Mubaax Oo Gacanta Lagu Dhigay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal Iyo Mubaax Oo Gacanta Lagu Dhigay.

April 16, 2025
Mujaahidiinta Oo Maalintii 4-aad Gacan Ku Haya Aboorrey Iyo Askar Maanta Lagu Dilay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Maalintii 4-aad Gacan Ku Haya Aboorrey Iyo Askar Maanta Lagu Dilay.

April 10, 2025
Ku Dhawaad 20 Askari Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Afgooye+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Askari Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Afgooye+Sawirro.

April 1, 2025
Weerar 8 Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Dhuusamareeb+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar 8 Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Dhuusamareeb+Sawirro.

March 31, 2025
Daawo+Dhagayso: Hidaha Iyo Dhaqanka Soomaalida Degmada Jilib Jubbada Dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Hidaha Iyo Dhaqanka Soomaalida Degmada Jilib Jubbada Dhexe.

March 30, 2025
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Hiiraan, Baay Iyo Bakool.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Hiiraan, Baay Iyo Bakool.

March 30, 2025
Daawo Sida Looga Debaal-degay Munaasabadda Ciidda Jubbada Hoose Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Debaal-degay Munaasabadda Ciidda Jubbada Hoose Iyo Gedo.

March 30, 2025
Daawo Degmada Awdheegle Iyo Magaalada Kuunya-barrow Oo Si Cajiib Ah Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Degmada Awdheegle Iyo Magaalada Kuunya-barrow Oo Si Cajiib Ah Looga Ciiday.

March 30, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada