Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxa Muqdisho Oo Sii Kordhay+Magacyo.
  • Allposts
  • Warar

Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxa Muqdisho Oo Sii Kordhay+Magacyo.

February 4, 2019

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay khasaaraha ka dhashay qarax aad u xoogan oo barqanimadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya kaas oo lala eegtay goob ay ku sugnaayeen Saraakiil ka tirsan dowlada ridada oo isugu jira Military, Nabadsugid, iyo shaqaalaha maamulka ridada ee gobolka Banaadir.

Qaraxan oo ahaa mid loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa ka dhacay Goob lagu magacaabo ‘Baar Banaadir’ uu ku taalla agagaarka xarunta maamulka gobolka Banaadir, halkaas oo ay joogeen Saraakiil ka tirsan dowlada ridada.

Sarkaal ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo la hadlay Idaacadda Andalus ayaa sheegay in qaraxa lala eegtay isku imaatin ay ku sugnaayeen xubno fara badan oo ka tirsan Murtadiinta islamarkaana uu halkaas ka dhashay khasaare xoogan isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Warar xog ogaal ah oo ay heshay Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa tilmaamaya in qaraxaas lagu dilay ku dhawaad 20 Murtad, laguna dhaawacay tiro intaas ka badan, waxaana jira burbur xoogan oo soo gaaray gaadiid ay wateen saraakiisha Murtadiinta oo goobta yaallay.

Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa heshay magacyada saraakiil iyo mas’uuliyiin ka tirsan kooxda ridada oo ku halaagsamay kuna dhaawacmay qaraxa maanta ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho.

Saraakiisha lagu dilay qaraxaas waxaa ka mid ah gaashaanle Sare Cabdi Nuur Axmad Kadiye oo ka tirsanaa saraakiisha Military-ga ee kooxda ridada. Murtadkan ayaa ka mid ahaa xubnihii ku sugnaa maqaayada uu qaraxu ka dhacay.

Sarkaal lagu magacaabo Cabdi Aadan Deeq oo ku magacdheer (Cabdi Cagweyn) ayaa sidoo kale ka mid ahaa saraakiisha lagu dhaawacay qaraxii maanta ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho.

Laba Sarkaal oo ka tirsan waxa loogu yeero hay’adda nabad sugida oo lagu kala magacaabo Muxiyidiin Macoow iyo Cabdullaahi Yare ayaa sidoo kale ka mid ahaa saraakiisha lagu dilay qaraxaasi.

Khasaaraha ugu badan ayaa soo gaaray xubno u shaqeynayey hay’adaha dowlada ridada iyo shaqaalaha maamulka gobolka Banaadir, kuwaas oo ka dhawaa halka uu qaraxu ka dhacay sida ay noo xaqiijiyeen saraakiisha Mujaahidiinta.

Maqaayada Baar-Banaadir ee qaraxan lagu beegsaday ayaa ka mid ah goobaha fara ku tiriska ah ee ay ku kulmaan saraakiisha iyo shaqaalaha dowlada ridada, waxaana ay leedahay koontaroolo lagu baaro dadka doonaya in ay gudaha u soo galaan balse Allaah fadligii Mujaahidiinta ayaa si fudud kaga dusay koontaroolada cadowga, islamarkaana gaaray goobaha uu gabaadka ka dhigtay.

Qaraxan wuxuu imaanayaa xilli todobaadkii hore sidan oo kale ay Mujaahidiintu u qarxiyeen goob lagu magacaabo Baar Itaaliya oo ku taalla meel u dhow xabsiga Godka Jilicoow, taas oo lagu dilay 7 sarkaal oo uu ku jiray taliyihii hore ee xabsiga.

Mujaahidiinta ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa isbuucyadii la soo dhaafay xoojiysay weerarada qorsheysan ee lagu beegsanayo bartilmaameedyada ku yaalla goobaha xasaasiga ah ee sida aadka ah loo ilaaliyo, waxaana muuqata in aysan Murtadiintu weli u suuragalin in ay ka hortagaan weerarada barakeysan ee geesiyada Islaamka.

XIGASHO: Idaacadda Islaamiga Andalus.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Lagu dilay Xubnno katirsan DF-ka Oo Ka dhacay Degmada Xamar Weyne Ee Magaalada Muqdisho.
Next: Dhageyso Sheekh Cali Dheere Oo Ka Hadlay Dilka Agaasimihii Shirkada DP-world.

Related Stories

Dhagayso Andalus Podcast: Sooyaalka Jihaadkii Soomaali-galbeed Iyo Sheekh Xayaakallaah.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Sooyaalka Jihaadkii Soomaali-galbeed Iyo Sheekh Xayaakallaah.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -06-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -06-Dulqicdah-1447-Hijri

April 23, 2026
IIraan Oo Sheegtay Inaysan Suuragal Ahayn In Dib Loo Furo Marin_biyoodka Hurmuz.
  • Allposts
  • Warar

IIraan Oo Sheegtay Inaysan Suuragal Ahayn In Dib Loo Furo Marin_biyoodka Hurmuz.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada