Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Sheekh Cali Dheere Oo Ka Hadlay Dilka Agaasimihii Shirkada DP-world.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Sheekh Cali Dheere Oo Ka Hadlay Dilka Agaasimihii Shirkada DP-world.

February 4, 2019

Hoggaanka Xarakada Shababaabul Mujaahidiin ayaa war kasoo saaray weerar aad u qorshaysnaa oo saaka ka dhacay magaalada Boosaaso laguna dilay Paul anthony Fermosa oo ahaa maamulihii shirkadda DP World ee dowladda Imaaraatka carabta ay leedahay.

Sheekh Cali dheere oo ah Afhayeenka Al Shabaab ayaa shir Jaraa’id ku sheegay in howlgalkan uu ahaa mid lagu difaacayo Kheyraadka umadda Soomaaliyeed oo ay kuu boob ku hayaan dowlado iyo shirkada shisheeye.

Wuxuu sheegay in shirkadda DP World ee dowladda imaaraatka Carabta ay dhibaato ku heyso ganacsatada Soomaaliyeed islamarkaana ay dekadda Boosaaso ka Eriday shaqaalihii muruq maalka ahaa ayna keensatay shaqaale gaalo ah, isagoo farriin udirayay shisheeyaha boobaya dhaqaalaha Soomaaliya ayuu yiri “Waad Ku Dhimanaysaan Ee Ku Naaxi Maysaan”.

Shabaabul Mujaahidiin waxay ku hanjabtay in shisheeyaha boobka ku haya dhaqaalaha Soomaaliya ay dagaal adag lagelayso waxayna soo hadal qaadday shirka ka dhici doono magaalada London oo qeyb ka ah boobka dhaqaalaha Soomaaliya.

Sidoo kale Al Shabaab ayaa shacabka Soomaaliyeed niyadda ugu dajisay in ay leeyihiin rag mujaahidiin ah oo usoo dhiciya dhaca lagu hayo kheyraadkooda islamarkaana ay ka hor tagi doonto Heshiiskii Afarta dekadood ee Farmaajo uu dowladda Itoobiya kusiiyay Dekado kuyaal Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id Ee Sheekh Cali Dheer.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxa Muqdisho Oo Sii Kordhay+Magacyo.
Next: Mareykanka Oo Ka Digay Weeraro Hor leh Oo Ka Dhaca Wadanka Kenya.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-05-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-05-1448-Hijri.

October 21, 2026
Akhriso Xogta Weeraro Lagu Beegsaday Saldhigyo Kuyaal Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Weeraro Lagu Beegsaday Saldhigyo Kuyaal Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

October 21, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-05-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-05-1448-Hijri

October 20, 2026

Sawirro

Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.

October 10, 2026
Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.

October 3, 2026
Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026

Diiwaanka Gabayada

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.

October 19, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada