Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Taliyaha AFRICOM ” Al Shabaab Loogama Adkaan Karo Duqeymaha Xagga Cirka Ah Ee Aan Ka Wadno Soomaaliya”.
  • Allposts
  • Warar

Taliyaha AFRICOM ” Al Shabaab Loogama Adkaan Karo Duqeymaha Xagga Cirka Ah Ee Aan Ka Wadno Soomaaliya”.

February 9, 2019

Abaanduulaha ciidamada Mareykanka ee Africka Ninka lagu magacaabo Jenraal Tomas Waldhauser ayaa ku cataabay in duqeymaha xagga cirka ah ee diyaaradahooda ka wadaan Soomaaliya aanan looga takhalusi Karin awoodda Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, isagoona tibaaxay in ay adag tahay sida looga guuleysto Jihaadiyiinta ka halgamaya bariga Africa.

Sarkaalkan oo hogaamiya taliska ciidamada Mareykanka ee loo yaqaano AFRICOM ayaa sheegay in duqeymahan ay carqaladeyn karaan dhaq-dhaqaaqa iyo waxqabadka Al Shabaab balse aysan marnaba suuragal ahayn inay kaligood xaqiijiyaan guul laga gaaro dagaalka
isagoo ka hor hadlayey guddiga military-ga ee Golaha Senate-ka Mareykanka ayuu gaal Tomas Waald-hawser sheegay in ujeedka ugu weyn ee laga leeyahay duqeymahan ay tahay in la caawiyo xukuumada taagta daran ee Federaalka Soomaaliya  iyo maleeshiyaatkooda taas oo uu ku tilmaamay mid aanan isaga filnaan karin la dagaalanka Shabaabul Mujaahidiin iyo in ay difaacdaan deegaanada ay maamulaan.
“Duqeymahan ma ahan kuwo ugu dambeyntii xaqiijinaya in laga takhaluso Al-Shabaab laakiin waa kuwo fursad siinaya dowlada Federalka iyo Ciidamada Soomaalida si ay u soo kobcaan, una hantaan amniga wadanka” ayuu yiri Tomas Waald-hawser, taliyaha ciidamada military-ga Mareykanka ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaano AFRICOM.
Tan iyo sanadkii 2017-kii diyaaradaha Mareykanka ayaa Soomaaliya ka waday duqeymo wuxuushnimo oo beegsaday dadka iyo duunyada kuwaas oo ay ku sheegeen in ay ku ugaarsanayaan Mujaahidiinta balse duqeymahaas ayaanaan ilaa hadda xaqiijin wax un ka mid ah hormaradii iyo guulihii uu cadowgu ku taamayey.
Sanadkii 2018-kii, diyaaradaha Mareykanku ayaa fuliyey ku dhawaad 50 duqeyn oo ay ka geysteen meelo kala duwan oo ka tirsan wilaayaatka Islaamiga, halka sanadkan bilowga ahna ay fuliyeen ugu yaraan 12 duqeyn oo ka dhacay deegaano kala duwan.
Mareykanka ayaa aalaaba ku andacooda in weerarada xagga cirka ah ee lagu hayo Xarakada  Al-Shabaab looga gol leeyahay in lagu yareeyo weerarada ay Mujaahidiintu ku hayaan xulifada Mareykanka ee bariga Africa sida ciidamada kuffaarta Afrikaanta, maamulada ridada, iyo dowladaha saliibiga ah ee xuduudaha la leh Soomaaliya.
Laakiin marka si dhab ah loo kuurgalo siraacan, waxaa muuqaneysa inaanu Allaah fadligii duqeymahaas Mujaahidiintu ka hor istaagin in ay abaabulaan, qorsheyaan, ka dibna fuliyaan weerarada halyeeynimo ee lagu dhiigbixinayo cadowga Allaah.
Sanadkan bilowga ah oo kaliya Al Shabaab waxay fuliyeen silsilado weeraro ah oo lagu xasuuqay cadowga Allaah kuwaas oo saddex ka mid ah dharbaaxooyin cul-culus lagu gaarsiiyey ciidamada xabshida Itoobiya ee ka tirsan kuffaarta Afrikaanta oo lagu xasuuqay Buurhakabo, maleeshiyaatka murtadiinta Jubalanad ee cagta lagu mariyey saldhigoodii Baar Sanguuni iyo Dowladda Saliibiyada ah ee Kenya oo darsi taariikhi ah lagu siiyey ubucda dhulkooda iyo albaabada xafiisyadooda magaalada Nairobi.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Diyaarad Dagaal Oo Lagu Soo Riday Bartamaha Dalka Afghanistan.
Next: Mu’assasada Al-kataa’ib Oo Ballan Qaaday Filim Cusub.

Related Stories

Maleeshiyada Gurguurte Oo Burburin Ka Gaystay Suuqa Barkaaraha.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyada Gurguurte Oo Burburin Ka Gaystay Suuqa Barkaaraha.

January 19, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -30-07-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -30-07-1447 Hijri.

January 19, 2026
Weeraro Askar Lagu Dilay Gaarina Lagu Furtau Oo Ka Kala Dhacay Duleedyada Afmadoow Iyo Warsheekh.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Askar Lagu Dilay Gaarina Lagu Furtau Oo Ka Kala Dhacay Duleedyada Afmadoow Iyo Warsheekh.

January 19, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026
Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.

December 31, 2025
Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.

December 20, 2025
Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.

November 30, 2025
Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.

November 16, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada