Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Daraasad Cusub Oo Walaac Ka Muujisay Awoodda Jihaadiyiinta Mandiqadda Saaxilka Qaaradda Afrika.
  • Allposts
  • Warar

Daraasad Cusub Oo Walaac Ka Muujisay Awoodda Jihaadiyiinta Mandiqadda Saaxilka Qaaradda Afrika.

February 13, 2019

Mujaahidiinta taabacsan Alqaacidda ee ka halgamaya mandiqadda saaxilka galbeedka qaaradda afrika ayaa sare uqaaday camaliyaadka jihaadiga ah oo ay ka fulinayaan dowladaha qeybta ah isbaheysiga saliibiga ah ee dowladda faransiiska hoggaaminayso.

Warbixin dhanka amniga ah oo lagasoo saaray shir caalmi ah oo ka dhacay magaalada Munichee dalka jarmalka ayaa ka dardaar warisay awoodda mujaahidiinta ka halgamaya mandiqadda saaxilka qaaradda afrika.

Khubaro reergalbeedka oo ka hadlay shirkan caalamiga ah waxay sheegen in ay sedax jibaarantay khatarta ka imaanaysa mujaahidiinta Jamaacada ugargaaridda islaamka iyo muslimiinta galbeedka afrika marka loo eego weeraradii ay geysan jireen sanaddii 2017.

goos goos ku saabsan weerarada mujaahidiinta oo lagu diyaariyay wadanka jarmalka ayaa muuninay dagaallo culus oo jamaacada Nusratul Islaami Walmuslimiin ee wadanka Maali ay ka fulisay illaa iyo sedax dowladood oo xubno ka ah isbahaysiga loogu magac daray G5 ee faransiisku uu dhisay sanaddii 2014.

Warbixin uu diyaariyay markazka daraasaadka istiraatiijiga Afrika ayaa lagu caddeeyay in dhimashada ka dhalatay weeraro ay mujaahidiintu ka geysteen wadamada Niger,Maali,Burkiina Faaso iyo Ivery Coast ay ka badnaayeen 1082 qof sanaddii lasoo dhaafay waxaana dadka ku dhintay weeraradaas ka mid ahaa reergalbeed iyo shaqaale katirsan waxa loogu yeero q.midoobay.

khubadarada ka hadlay shirka Munich waxay leeyihiin in inkastoo dowladaha saaxilka afrika ay helayaan tababarro caalami ah iyo tageero dhaqaale ay hadane wali ka sheeganayaan daciifnimo iyo weeraro aan loo aaba yeelin oo uga imaanaya dhanka mujaahidiinta jamaacada ugargaaridda islaamka iyo muslimiinta.

Khubaradan reergalbeedka ah ee warbixintan soo saaray ayaa soo hadal qaaday halista ay kororta awoodda jihaadiga ah ku heyso dowlado ay kamid yihiin jarmalka iyo mareykanka, cawaamisha kale ee sababaya in ay sii xoogeystaan Jihaadiyiinta mandiqadda saaxilka ayay khubaradani ku sheegeen kobaca bulsho ee muslimiinta mandiqadda iyo isbedelka cimillada oo Jamaacadan jihaadiga ah usahlaysa in ay ka faa’iideystaan.

Farriimo dhowr ah oo hoggaamiyaasha Jamaacada Nusratul Islaami Wal muslimiin udireen muslimiinta kunool waddamada Maali,Niger, Burkiina Faaso iyo Jaad ayaa sababtay in dadka badan ay latacaadufaan ayna taageeraan jihaadka halka qaarkood ay tiigsadeen dhulka imaarada islaamiga saxaraha halkaas oo ay ku tababarteen kadibna ku biireen sufuufta jihaadka

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Xasan Dheere Oo Lagu Dilay Degmada Hodan.
Next: Askar Jabuutiyaan Ah Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Jalalaqsi.

Related Stories

Dhagayso Andalus Podcast: Sooyaalka Jihaadkii Soomaali-galbeed Iyo Sheekh Xayaakallaah.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Sooyaalka Jihaadkii Soomaali-galbeed Iyo Sheekh Xayaakallaah.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -06-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -06-Dulqicdah-1447-Hijri

April 23, 2026
IIraan Oo Sheegtay Inaysan Suuragal Ahayn In Dib Loo Furo Marin_biyoodka Hurmuz.
  • Allposts
  • Warar

IIraan Oo Sheegtay Inaysan Suuragal Ahayn In Dib Loo Furo Marin_biyoodka Hurmuz.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada