Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ku Dhawaad Boqol Qof Oo Lagu Dilay Dalka Maali.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad Boqol Qof Oo Lagu Dilay Dalka Maali.

June 11, 2019

Ku dhowaad Boqol Qof oo Shacab ah ayaa lagu dilay weerar cusub oo ka dhacay bartamaha Wadanka Maali ee dhaca galbeedka qaaradda Afrika.

Wararka ka imaanaya Maali ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay weerar xooggan ku qaadeen tuulada Soobaanko waxayna halkaas ku dileen ugu yaraan 95 qof oo ubadan rag sida uu wakaaladda wararka Faransiiska u sheegay mas’uul maxalli ah.

“Tuulo taabacsan Qabiilka Doogoon gabi ahaanba dhulka ayaa lala simay” sidaas waxaa yiri ilo wareed lahadlay wakaaladda wararka AFP.

Weerarkan ayaa loo malaynayaa in uu xiriir laleeyahay gummaad bishii Maarso ee lasoo dhaafay loo geystay xoola dhaqato katirsan qabiilka Alfulaan ee asalkoodu carabta yahay xilligaas oo ladilay 150 qof waxaana gummaadkii qabiilka Alfulaan lagu eedeeyay in ay mas’uul ka ahaayeen saraakiil katirsan dowladda Maali oo taageeri melleteri ufidiyay Ugaarsato kasoo jeedda qabiilka Doogoon.

Jamaacada Jihaadiga Ugargaaridda Islaamka iyo Muslimiinta ayaa isbaheysiga Faransiiska ee Maali ku duulay ku eedaysay in uu mas’uul ka yahay isku dhacyada u dhaxeeya qabaa’illada si uu shacabka uga mashquuliyo dagaalka lagula jiro gummeystaha soo duulay.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askar Daacad U Ah Mareykanka Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Duleedka Kismaayo.
Next: Dhageyso Qisasul Quraan Iyo Qisadii Dul Qarneyn.

Related Stories

Trump Oo Iiraan Ugu Baaqay Inay Isdhiibto Iyo Tehran Oo Tallaabo Millatari Ku Goodisay.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Iiraan Ugu Baaqay Inay Isdhiibto Iyo Tehran Oo Tallaabo Millatari Ku Goodisay.

April 30, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 13-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 13-11-1447-Hijri.

April 30, 2026
Deni Oo Digniin Culus U Diray Askar Iyo Siyaasiyiin Uu Ku Eedeeyay In Ay Soo Abaabushay Villa Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Deni Oo Digniin Culus U Diray Askar Iyo Siyaasiyiin Uu Ku Eedeeyay In Ay Soo Abaabushay Villa Somalia.

April 30, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada