Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Imaarada Islaamiga Afghanistan Oo La Wareegtay Magaalo Muhiim Ah.
  • Allposts
  • Warar

Imaarada Islaamiga Afghanistan Oo La Wareegtay Magaalo Muhiim Ah.

June 12, 2019

Ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa dagaal culus ku qaaday degmada Daayat Showban oo ka tirsan Wilaayada Zaabul oo dhacda Konfurta Dalka Afghanistan.

Ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan ayaa si toos ah u beegsaday Saldhigyada iyo Fariisimaha Maleeshiyaatka Ridada Kaabul ay ka sameysteen gudaha iyo duleedka Degmadaasi, Waxaana halkaasi ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday Hubka noocyadiisa Kala duwan.

Dagaalkan markii muddo Kooban uu socday ayeey maleeshiyaatka Xukuumadda Ridada Kaabul bilaabeen iney isaga cararaan degmada, Iyadoona ay jirto khasaara culus oo lagu gaarsiiyay dagaalkaasi.

Bayaan Rasmi ah oo kasoo baxay Imaarada Islaamiga Afghanistan kuna saxiixanyahay Afhayeenka Imaarada Sheekh Qaari Muxamed Yuusuf ayeey Imaaradu ku xaqiijisay in ciidamada Mujaahidiinta ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta magaalada Daayat Showban islamarkaana ay Raayada Towxiidka Mujaahidiinta ay ka taageen Bartamaha Magaaladaasi.

Sidoo kale Bayaanka ayaa lagu xusay in dagaalkan lagu dilay Askar fara badan oo ka tirsan Murtadiinta Maamulka Kaabul kuwaasi 12 ka mid ah Meydadkooda ay daadsanyihiin gudaha iyo duleedka Magaalada.

Ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa dagalkan ku gubay Labo gaari waxeyna Gacanta ku dhigeen isagoo Bad qaba Gaari Gaashaaman, Waxeyna Dhanka kale Qaniimeysteen keydkii Hubka ee magaaladaasi.

Magaalada Daayat Showban ayaa noqneysa Magaaladii Saddex-aad oo ay si buuxda ula wareegaan ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan tan iyo markii Imaaradu ay ku dhawaaqday Xamlo dagaaleedka Al-fatxi oo ah Xamlo dagaaleed ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan Bishii Saddex-aad si toos ah kaga wadaan guud ahaan Wilaayaatka dalka Afghanistan.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Taliyihii Police-Ka Hiiraan Oo Beledweyne Lagu Dilay.
Next: Kooxda Xuuthiyiinta Oo Gantaalo ku Duqeysay Garoon Ku Yaal Wadanka Sacuudiga.

Related Stories

Trump Oo Iiraan Ugu Baaqay Inay Isdhiibto Iyo Tehran Oo Tallaabo Millatari Ku Goodisay.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Iiraan Ugu Baaqay Inay Isdhiibto Iyo Tehran Oo Tallaabo Millatari Ku Goodisay.

April 30, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 13-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 13-11-1447-Hijri.

April 30, 2026
Deni Oo Digniin Culus U Diray Askar Iyo Siyaasiyiin Uu Ku Eedeeyay In Ay Soo Abaabushay Villa Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Deni Oo Digniin Culus U Diray Askar Iyo Siyaasiyiin Uu Ku Eedeeyay In Ay Soo Abaabushay Villa Somalia.

April 30, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada