Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maamulka Galmudug Oo Si Bareer Ah U Xasuuqay Dad Shacab Ah.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Galmudug Oo Si Bareer Ah U Xasuuqay Dad Shacab Ah.

June 15, 2019

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya xasuuq dad shacab ah xalay loogu geystay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Wararka ka imaanaya Gaalkacyo ayaa sheegaya in maleeshiyaad katirsan maamulka Galmudug ay dad shacab ah oo gaaraya 9 qof ay ku toogteen Koonfurta magaalada Gaalkacyo.

Dadka lalaayay ayaa ahaa ganacsato iyo Macalimiin kasoo jeeda gobollada Bay iyo Bakool ee Koonfurta dalka Soomaaliya, goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in dadka shacabka ah si jamaaci ah loo xasuuqay waxayna meydadkooda lageeyay isbitaal kuyaal isla magaalada Gaalkacyo.

Dhacdadan ayaa imaanaysa xilli maalmihii lasoo dhaafay uu maamulka isku magacaabay Galmudug uu hanjabaadu hawada umarinayay shacabka kasoo jeeda gobollada Bay iyo Bakool ee mehradaha ganacsi ku leh magaalooyin ay kamid yihiin Dhuusamareeb iyo Guriceel.

Falkan wuxuushnimada leh ee lagu laayay dadka shacabka ah ayaa qeyb ka ah gabood fallada ay bulshada ku hayaan maamullada dabadhilifyada ah ee ku xiran Xabashida Itoobiya iyo waxa loogu yeero beesha caalamka, maamulka Puntland ayaa horay deegaannada uu ka arrimiyo ugasoo eryay ganacsatada kasoo jeeda Bay iyo Bakool.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Shabaabul Mujaahidiin Oo Askar Taabacsan Kenya Kusoo Qafaashay Weerar Ka Dhacay Gobolka Wajeer.
Next: Ciidamo Mareykan iyo Bangaraaf Ah Oo Weeraray Deegaanka Jameeco Jilyaale.

Related Stories

Trump Oo Iiraan Ugu Baaqay Inay Isdhiibto Iyo Tehran Oo Tallaabo Millatari Ku Goodisay.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Iiraan Ugu Baaqay Inay Isdhiibto Iyo Tehran Oo Tallaabo Millatari Ku Goodisay.

April 30, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 13-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 13-11-1447-Hijri.

April 30, 2026
Deni Oo Digniin Culus U Diray Askar Iyo Siyaasiyiin Uu Ku Eedeeyay In Ay Soo Abaabushay Villa Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Deni Oo Digniin Culus U Diray Askar Iyo Siyaasiyiin Uu Ku Eedeeyay In Ay Soo Abaabushay Villa Somalia.

April 30, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada